Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31



16 March, 2008

total: 8 | displaying: 1 - 8

Digniin laga baxshay Cunida geedka Zanjabiilka

Dhibaato ayaa ugu sugan Caruurta aan weli dhalan haddii ay Hooyada uurka leh cunto Zanajabiilka. waxaa arinkaan laga war helay mar ay baxsheen Aqoon yahano ...
Full story

Magdhow 1 Milyan Ah Oo Laga Bixinayo Diyaaradi Ay Soo Rideen Xoogaga Muqdisho.

Sanad ka hor March 2007 ayay ahayd markii xoogaga Muqaawamada Muqdisho ay gantaal la heleen diyaarad u ijaarnayd ciidamada gumaysiga ee qabsaday Muqdisho, diyaaradaas oo ...
Full story

Kooxda Imbagati Oo Seminar Looga Furay Ethiopia.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gabre Zeyd oo 45 -Km u jirta caasimada  Addis-Ababa ee dalka Ethiopia magaaladaas oo uu ku yaalo garoonka Ciidamada Cirka ...
Full story

Xafiiska Max'ed Dheere oo laga soo saaray warsaxaafadeed lagu eedeeyay Ururka Al Shabaab.

Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa Muqdisho Max'ed Dheere ayaa lagu eedeeyay dagaaladii xalay ka dhacay deegaanka Ceel Cirfiid iyo kii ...
Full story

Mid ka mid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho oo gabi ahaanba Dab laqabadsiiyay. (Daawo Sawirada)

Hotel Madiina Almunawara oo ku yaala Gudaha suuqa Bakaaraha ayaa ciidamada Dowlada fadaraalka gabi ahaanba waxay dab  qabteen dhismaha Hodelkaasi.   Hotelkan oo ka mid ...
Full story

Hotelada Caasimada Mid ka mid ah oo Weerar Bambaano saaka lagu qaaday

ilaa Labo ruux ayaa ku dhaawacmay weerar Bam gacmeed loo adeegsaday oo kooxo hubeysan ay saaka ku qaadeen ka soo horjeedka Hotelka Madiina Al-Munawara oo ...
Full story

Xaq u dirirka oo hub ka furtay maleeshiyo ay jidgooyo u taalay duleedka Muqdsho

Xoogagga xaq u dirirka Soomaaliyeed ayaa hub iyo lacago ka furtay maleeshiyo Mbgathi ah oo joogay bar koontarool oo ku taala deegaanka caliyaale oo duleedka ...
Full story

Ciidanka Amisom oo 8-gaari ku yaboohay ciidamada boliska mag. Muqdisho

Francos Okela oo ah taliyaha ciidamada Amissom ee somalia ayaa maanta R/Wasaaraha dawladda Federaalka Somaliya Nuur Xasan Xuseen Cadde gudoonsiiyay gaadiid la sheegay in loogu ...
Full story

total: 8 | displaying: 1 - 8