Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)


    Hoobiyeyaal si ba'an loola dhacay Madaxtooyada,iyo Kuwa jawaabo ah oo haatan ku socda Suuqa Bakaaraha.  Boondheere.com
     
    Waxaa daqiiqado kahor si ba'an loogu garaacay xarunta madaxtooyada Villa Somaliya Hoobiyeyaal ka badan 10,iyadoona kuwa kale oo jawaabo ah lalal dhacayo iminka gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha.

    Hoobiyeyaasha lagu garaacay Madaxtooyada aya bartilmaameed u ah wasiirka arrimaha dalka Itoobiya Seyoum Mesfin oo maanta socdaal kusoo gaaray magalada Muqdisho isla markaana hatan ku sugan Madaxtooyada.

    Lama sheegi karayo khasaaraha ka dhashay hoobiyeyaasha kuso dhacaya Bakaaraha oo wali soconaya sida ay Boondheere.com u xaqiijinayaan dad ku sugan gudaha suuqa Bakaaraha.
     

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)