SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Waxaa magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Majaajiliisitihii Caanka ahaa ee kumanaanka soomaaliyeed ka Qoslin jiray Cabdulaahi Amiir Rooble oo dadka intaasa badan u garan jireen Aw-kuu ku.
Majaajiliistahan ayaa waxuu u geeriyooday xanuun maalmahan danbe lasoo dirsay kaas oo ugu danbeytii uu u geeriyooday ayidoo aysan jirin cid wax daryeel ah siisay Fanaankan Caanka ah .
Aw-kuu kuu ayaa waxuu ka tirsanaa Majaajiliistayaasha ugu Caansan Hobaladii Waabari waxaana jecleestay in uusan Dalkiisa ka baxin Xiligii Soomaaliya Bur-burka ka dhacay Asigoo sameyn jiray Bandhig faneedyo ka turjumaayo xaaladda soomaaliya ku sugantahay.
Marxuum Ow-kuu kuu ayaa waxuu ka mid ahaa faniinta Soomaaliyeed ee dhibaata la qeybsaday shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada ba'ani iska heysato.
Anagoo ah Bahda Calanka Waxaan Tacsi u direynaa Dhamaan Bahda Fanka Soomaaliyeed waxaana leenahay Alle ha u naxariisto Aw-kuu kuu Qoyskii, Qaraabadii iyo Ehelladii uu ka tegayna samir iyo iimaan Alle haka siiyo. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Nuur Cadde oo hadalkii hay’adaha Q.M jawaab ka bixiyey.....
- Ciidamo uu hogaaminayay gudoomiyaha gobalka hiiraan oo u ambabaxa dhankaa iyo buleburte ka dib markii xaq udirirka...
- Muwaadiniinta soomaaliyeed oo maanta xoog kula wareegay degmada jowhar....
- WIILKII MELEZ ZENAWI, LAQANYO, OO ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA KA DALBADEY INUU KU SOO BIIRO
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Ciidanka DKMG ah oo galabta ka baxey qeybo ka mid ah jidka Wadnaha.
- Isbitaallada Muqdisho oo la gaarsiiyay Dhaawacyadii ugu badnaa ee laga soo qaado Bakaaro.
- Diyarad basaas aheyd oo kusoo dhacday duleedka mag. Marka
- Ninkii faraxumeeyay arday Mareykan ah ee loo maleeynayay inuu yahay soomaali oo noqday Etophian...
- Wafdi u hogaaminaayo gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Casmara ugu laabtey wadata
- Hoobiyeyaal si ba'an loola dhacay Madaxtooyada,iyo Kuwa jawaabo ah oo haatan ku socda Suuqa Bakaaraha.
- Aw-Kuku:- oo ku geeriyooday muqdisho Alla yaa arxam