SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Diyaarada Nuuca Basaaska ah oo la qiyaasay in ay leeyihin dowalada Mareeykanaka ayaa waxaa ay shalay kusoo dhacaday sida la sheegay deegaanka Cagaaran oo 3 KM Galbeed kaga beegan magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose.
Diyaaradan oo la sheegay in joogeeda uu la ekaa 1.72 SM ayaa waxaa ku rakibnaa Camirooyin iyo Rakaalo Tasi ayan saarneeyn wax Dad ah waxaana ay ka mid aheeyd diyaarado nuucasi ah oo dhawaanahan dul heehaabayay magaalada Marka Si jog hoose ah.
Dadkii arkay diyaaradaasi ayaa waxaa ay Calanka usheegeen in ay kaheleen waxyaabo ay kamid yihiin Computero iyo cajalado walow aysan sheegein waxa kujira.
Maamuulka Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa ay si deg deg ah u tageen goobta ay diyaarada basaaska ah ku dhacday iyagoo baaritaan ku sameeynaya gobtaasi.
Diyaaradaasi marka ay dhulka ku soo dhacaday ayaa waxaa isla markiiba ku soo xoomay dadka deegaanka ah waxaana isla markiiba ey horay u qaateen qalab qaar ka mida dadkasi oo la galay guri ku yaalay halkasi.
Diyaaradaha Basaaska ee l aaaminsanyahay in uu leeyahay Mareeykanku ayaa waxay intabadan dul hee haabaan hawada wadanka Somalia gaar ahaan magaadada Maraka iyadoo inta badan diyaaradahaas la arko xiliyada habeenkii ah.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Degmada Buuloburto oo gacanta ku dhigtay kooxaha iska caabinta ka dib markii...
- Nuur Cadde oo hadalkii hay’adaha Q.M jawaab ka bixiyey.....
- Ciidamo uu hogaaminayay gudoomiyaha gobalka hiiraan oo u ambabaxa dhankaa iyo buleburte ka dib markii xaq udirirka...
- Muwaadiniinta soomaaliyeed oo maanta xoog kula wareegay degmada jowhar....
- WIILKII MELEZ ZENAWI, LAQANYO, OO ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA KA DALBADEY INUU KU SOO BIIRO
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Boliiska Toronto oo soo helay ragii dilay Cantar jeenyo wiilkiisa oo berito maxkamad la soo joojindoono (Daawo Video)
- Isbitaallada Muqdisho oo la gaarsiiyay Dhaawacyadii ugu badnaa ee laga soo qaado Bakaaro.
- Diyarad basaas aheyd oo kusoo dhacday duleedka mag. Marka
- Ninkii faraxumeeyay arday Mareykan ah ee loo maleeynayay inuu yahay soomaali oo noqday Etophian...
- Wafdi u hogaaminaayo gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Casmara ugu laabtey wadata
- Hoobiyeyaal si ba'an loola dhacay Madaxtooyada,iyo Kuwa jawaabo ah oo haatan ku socda Suuqa Bakaaraha.