20 March, 2008
total: 5 | displaying: 1 - 5
Dagaalo qaraar ka dib oo goobihii Ciidamda ay fadhiyeen ee hareeraha Suuqa oo lagala wareegay. (Dawo Sawirada)
almujaahadiin 20 March, 2008 03:00:00
Ciidamada Dowlada fadaraalka ayaa laga saaray dhamaan hareeraha Suuqa, islamarkaana dad farabadan ay haatan ku sugan yihiin dhamaan Goobihii ay dagaalada ka dheceen iyo Ciidamada ...
Gaadiid dagaal oo lagala wareegay Ciidamada dawladda iyo Dagaalka oo xoogeystay. (Daawo Sawirada)
almujaahadiin 20 March, 2008 02:57:00
Madaafiic si aad u xoog badan ayaa la isku adeegsanayaan dagaal qaraar oo mudo ka badan 5 saacadood si xiriir ah kaga soconaya wadada Wadnaha ...
Xaq u dirirka oo dagaal kula wareegay wadada Wadnaha ee Muqdisho
almujaahadiin 20 March, 2008 02:54:39
Xoogagga xaq u dirirka ayaa dagaal kula wareegay la wareegay gacan ku heynta wadada wadnaha oo ay fariismo ciidan ku lahaayeen maleeshiyo Mbagathi ah.Dagaal aad ...
Qadafi, Yoweri & C/Yusuf oo ku kulmay Uganda
almujaahadiin 20 March, 2008 02:52:54
Hogaamiyaha Guud Ee Umada Islaamka Ahna Madaxweynaha Jamaahiriyada Liibya Mucamar Al-Qadaafi ayaa shalay kula kulmay Rugta uu ka degan yahay Caasimada Wadanka Uganda Ee magaalada ...
Osama Binladen oo Message culus u diray ragga joornaalada ku caaya nabi Muxammed (scw) Daawo Video
almujaahadiin 20 March, 2008 02:48:00
Hogaamiyaha ururka Al-Qacida Sheekh Usama Binladen ayaa markii ugu horeysay soo saaray hanjabaad ku aadan sawir gacmeedyada ey reer galbeedku ka caadeysteen nabu Muxammed (scw), ...
total: 5 | displaying: 1 - 5