Somali BBC
SomaliLinks
Allwadani.com
Aayatiin.net
allsomaliforum.com
Aayaha.com
AminArts.com
baraawepost.com
Bilaajo.com
BBC SOMALIA
Bulshoweyn.com
Calanka.com
Cakaarra.com
Codkawaamo.com
Dhagaweyne.com
Dayniile.com
Dadkeyga.com
Fadhi.com
Goobjoog.net
Addacwah.com
Hiiraan.com
ilaqosal.com
Jawiil.com
Jammaame.com
Jowhar.com
Mugadishocity.com
Midnimo.com
manabolyo.com
Magaalo.com
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Somalisc.com
Soscaonline.com
Somaliradiolive.com
somaliswiss.com
Shabelle.net
Wadanka.com
Warmoog Live
Yaaqshid.com
Shabelle.net
djiboutination.com
ceelbuuronline.com
xoghaye.com
Did you enjoy this article?
(total 0 votes)
Aroos la yaab ah ayaa maalintii shalay aheyd ka dhacay mantiqada Jazzan ee dalka Sacudi Carabiya ka dib markii la isu guuriyay laba laamaane oo aan gaarin da`da shan iyo tobonka sanno iyadoo haatan loo aqoonsaday lamaanayaasha ugu yar aduunka.
Xaflad si weyn loo soo maamusay ayaa loo dhigay labada lamaane ee da`doodu kala tahay 11-sano iyo 12-sano, waxaana munaasabada guurkaasi ka soo qeyb galay ehelada labada lamaane oo ay ka muuqatay farxad weyn .
Wargeyska Al-riyaad ee ka so baxa dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in labada lamaane ee noqday lamaanayasha aduunka ugu yar in ay haatan ku jiraan marxaladda koowad ee waxbarshada dugsiga Hoose .
Cayaaaro dhaqameed ayaa hareeyay goobta munaasabadda guurka ah ka dhaceeysay , waxaana loogu duceeynayay in ay kala helaan wiilal iyo gabdho ayna helaan nolal macaan oo ay ku raaxeystaan .
Arintaani ayaa noqatay hadal haynta ugu badan ee haatan ka taagan dalka Sacuudiga Carbiya , waxaana labada lamaane noqdeen lamanayasha ugu da`ada yar aduunka iyadoo wargeysyada Sacuudiga ay weli qorayaan warka guurkaani la xariira.

- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Nuur Cadde oo hadalkii hay’adaha Q.M jawaab ka bixiyey.....
- Ciidamo uu hogaaminayay gudoomiyaha gobalka hiiraan oo u ambabaxa dhankaa iyo buleburte ka dib markii xaq udirirka...
- Muwaadiniinta soomaaliyeed oo maanta xoog kula wareegay degmada jowhar....
- WIILKII MELEZ ZENAWI, LAQANYO, OO ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA KA DALBADEY INUU KU SOO BIIRO
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Ciidanka DKMG ah oo galabta ka baxey qeybo ka mid ah jidka Wadnaha.
- Isbitaallada Muqdisho oo la gaarsiiyay Dhaawacyadii ugu badnaa ee laga soo qaado Bakaaro.
- Diyarad basaas aheyd oo kusoo dhacday duleedka mag. Marka
- Ninkii faraxumeeyay arday Mareykan ah ee loo maleeynayay inuu yahay soomaali oo noqday Etophian...
- Wafdi u hogaaminaayo gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Casmara ugu laabtey wadata
- Hoobiyeyaal si ba'an loola dhacay Madaxtooyada,iyo Kuwa jawaabo ah oo haatan ku socda Suuqa Bakaaraha.
- Aw-Kuku:- oo ku geeriyooday muqdisho Alla yaa arxam