SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Waa Maxay Min ka-saarista?
Min ka-saaridu (hysterectomy) waa qalliin tasoo lagu saarahayo ilma-galeenkaaga (minkaaga). Ilma-galeenka, oo cabirkiisu le'gyahay gacantaadoo duuban, waana mid ka mid ah unugyada Haweenka ee habka taranka (dhalmada). Qaybta hoose ee ilma-galeenka waxaa la yiraahda minka afkiisa. Minka afkiisa hoose waa (Canbarta) ama ilma mareenka. Labada dhinac ee ilma galeenka waxaad ku leedahay xubinta
abuurta ugaxda dumarka, tasoo ukumaha sameeya, iyo laba dhuumood oo isku xira minka iyo qanjirada ukunta sameey ee minka labadiisa dhinac ku yaala, kaasoo u qaada ukumaha minka.
Adiga iyo dhakhtartkaaga waxaad ka hadli doontaan xaaladaada iyo go'aamida waxaad u baahneeyd in aad ku sameeyso caafimaadkaagu. Waa in aad ogaato haddii ay ama ayan ahayn minkaaga afkiisa, tuubbada (dhuunta) iyo xubinta abuurta ugaxda dumarka in laga saaro. Ka saarida labbada tuubbo iyo xubinta abuurta ugaxda waxaa lagu magacaabo ka saarida labada dhinac ee dhuumaha minka bukooda (bilateral salpingoophorectom), ama BSO. BSO waa dhici karta ama ma dhici karto in min ka saarid lagu sameeyo nooc kasto oo ka mid ah min ka-saaris.
Sidee loo Sameeya Qalliinka?
Haddii ilma-galeenka laga saaro dhinaca Canbarta, waxaa lagu magacaabaa habkaas ka-saarida dhinaca Canbarta. Uma baahna in la dalooliyo. Haddii laga saaro uurku jirta oo la dalooyiyey, waxaa lagu magacaabaa min ka-saarida uurku jirta, Ilma-galeenka oo laga saaro minka afkiisa ee dariiqa uurka jirta waxaa La yiraahdaa min ka-saarid guud ahaan uurku jirta ama TAH. Xubinta abuurta ugaxda dumarka waa laga saari kara ama lagama saari-karo.
Baaritanka min-ka saarista iyadoo la isticmaalayo kamero dhuuban, waxaana habkaas lagu sameeya dariiqa uurku jirta lagu baaro iyadoo la isticmaalayo kamara dhuuban (toorbin yar). Aalada lagu baaro uurku jirta waxaa la dhigaa iyadoo la dhex marinayo dalool yar ee u dhow xundhurta (xudunta). Qalabkaa kale waxaa lagu tala galay in loo isticmaalo dalool aad u yar ee uur ku jirta.
Ilma-galeenka waxaa laga saara dhanka ilma mareenka.
Waxay ka imaan kartaa mushkilad ku dhacda minka sida in buro ku samaysanto, burooyinkaas oo noocyo badan leh, dhiig bax aan la kontrooli karin oo la xiriira minka
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Nuur Cadde oo hadalkii hay’adaha Q.M jawaab ka bixiyey.....
- Ciidamo uu hogaaminayay gudoomiyaha gobalka hiiraan oo u ambabaxa dhankaa iyo buleburte ka dib markii xaq udirirka...
- Muwaadiniinta soomaaliyeed oo maanta xoog kula wareegay degmada jowhar....
- WIILKII MELEZ ZENAWI, LAQANYO, OO ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA KA DALBADEY INUU KU SOO BIIRO
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Ciidanka DKMG ah oo galabta ka baxey qeybo ka mid ah jidka Wadnaha.
- Isbitaallada Muqdisho oo la gaarsiiyay Dhaawacyadii ugu badnaa ee laga soo qaado Bakaaro.
- Diyarad basaas aheyd oo kusoo dhacday duleedka mag. Marka
- Ninkii faraxumeeyay arday Mareykan ah ee loo maleeynayay inuu yahay soomaali oo noqday Etophian...
- Wafdi u hogaaminaayo gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Casmara ugu laabtey wadata
- Hoobiyeyaal si ba'an loola dhacay Madaxtooyada,iyo Kuwa jawaabo ah oo haatan ku socda Suuqa Bakaaraha.
- Aw-Kuku:- oo ku geeriyooday muqdisho Alla yaa arxam