SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Xoogagga xaq u dirirka Soomaaliyeed ayaa hub iyo lacago ka furtay maleeshiyo Mbgathi ah oo joogay bar koontarool oo ku taala deegaanka caliyaale oo duleedka kaga yaal magaalada Muqdisho.
Xaq u dirirka ayaa shalay gelinkii dambe halkaas ku qaaday weerar qorsheysan, waxa ayna la wareegeen guud ahaan goobta, iyagoo dilay seddex kamid ah maleeshiyada Mbagathi deetana halkaas ku furtay hub iyo lacago.
Wararku waxa ay sheegayaan in khasaaraha la gaariiyey maleeshiyada Mbagathi uu intaa ka badan yahay markii weerarka lagu qaadayna ay ku furxadeen dhulka howdka ah ee ku yaala deegaankaas.
Afhayeen u hadlay xaq u dirirka ayaa sheegay in ay weerarkaas kula wareegeen hub fara badan oo ay ka carareen maleeshiyada Mbaagthi iyo lacago, isagoo intaa raaciyey in weerarkaas iyo kuwii ka dhacay ee lagu qaday xarumaha warshadda Baastada iyo Xeyla-bariise ay iyaga ka damabeeyeen.
Xaq u dirirka Soomaaliyeed ayaa maalmihii u dambeeyey weeraro qorsheysan waxa ay ku qaadayeen jagboontiyadaay maleeshiyada Mbagathi dadka kaga qaadaan lacagaha baadda ah halkaas oo ay hub iyo agabo kala kaga furteen.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Dagaal culus oo ka soconaya wadada Wadnaha iyo Qoryaha nuucyadeeda kala duwan oo la maqlayo. (Dhageeyso)
- Mooshin lagu doonayo in lagu rido xukuumada Nuur cade oo Baydhabo ka Socda.
- Hubka-dhigis lagu sameynayo sadexdan masuul
- Dagaal ka socoday shalayto gobolka hiiraan ayaa la sheegaya in uu ku geeriyooday allaha naxariistee taliyihii ciidamada maxaakiimta(Shiekh Amiin Barre)
- Dagaal culus oo laaysku adeegsaday Hub waaweeyn oo iminka ka socda Degmada Garasiyaana ee gobalka Hiiraan Dagaalkaas oo u Dhaxeeya Ciidamada Ethiopianka Iyo Midawga Maxaakiimta...
- Dowlada federalka ee somaliya oo ku faraxsan Dilkii Al_Mujaahid Ceeroow iyo A. yusuf oo ku sugan Paris