Somali BBC
SomaliLinks
Allwadani.com
Aayatiin.net
allsomaliforum.com
Aayaha.com
AminArts.com
baraawepost.com
Bilaajo.com
BBC SOMALIA
Bulshoweyn.com
Calanka.com
Cakaarra.com
Codkawaamo.com
Dhagaweyne.com
Dayniile.com
Dadkeyga.com
Fadhi.com
Goobjoog.net
Addacwah.com
Hiiraan.com
ilaqosal.com
Jawiil.com
Jammaame.com
Jowhar.com
Mugadishocity.com
Midnimo.com
manabolyo.com
Magaalo.com
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Somalisc.com
Soscaonline.com
Somaliradiolive.com
somaliswiss.com
Shabelle.net
Wadanka.com
Warmoog Live
Yaaqshid.com
Shabelle.net
djiboutination.com
ceelbuuronline.com
xoghaye.com
Did you enjoy this article?
(total 0 votes)
Wafdi u hogaaminaayo gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Sheikh Sharif Sheikh Ahmed ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Casmara ee dalka Eritareeya iyagoo ka soo kicitimay magaalo madaxda dalka Khartuum ee Suudaan oo ay ku sugnaayeen mudo asbuuc ah, iyagoo u joogay halkaas kulan wadatashi ah ay la lahaayeen dowlada dalka Suudaan oo ay martiqaad ka heleen.
Mudane Sheikh shariif Sheikh Ahmed oo ay wehliyaan ku xigeenka gudoomiyaha fulinta mudane Jeneraal Jaamac Mohamed Khaalib, Mudane Mohamed Abdi Yusuf iyo Dr Omar Iimaan ayaa Casmara isla maanta kulan aan caadi lahayn kula yeeshay labada xubnaha labada gole ee ku sugan halkaasi , si ay uga xog waramaan kulamadii ay la soo yeesheen dowlada Suudaan iyo martiqaadka u soo direy ergayga xoghayaha guud ee qaramada midoobay Soomaaliya Ambasador Ahmedou Ould-Abdallah.
Waxaana horey u gaarey wafdi hor dhac ah oo u hogaaminaayo gudoomiyaha golaha dhaxe ee Isbaheysiga dib u xoreynta mudane Sharif Hassan Sheikh Aden iyo Prof Ibrahim Caddow oo ah lataliyaha arimaha dibbada ee Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya,iyadoo ay horey halkaasi uga sii horeeyen Prof Abdirahman Ibbi, mudane Abdulkadir Dhaqane iyo Mohamed Amin Osman oo dhamaantood ka wada tirsan golaha dhaxe ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya, wafdigaan ayaa saakay gaarey magaalada Nairobi iyadoo ay soo dhaweeyeen xafiiska United Nation-ka ee NAIROBI, waxaana la dajiyey Safari Park Hotel.
Waxaan berito la sugayaa inay Nairobi soo garaan wafdi kale oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Dib u xoreynta Soomaaliya mudane Sheikh Sharif Sheikh Ahmed ayna wehliyaan ku xigeenka gudoomiyaha fulinta mudane Jeneraal Jaamac Mohamed Khaalib, Mudane Mohamed Abdi Yusuf iyo Dr Omar Iimaan oo ka tirsan golaha dhaxe Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya.
Waxaa la filayaa in maalinimada Isniinta ay shirweyn isugu imaan doonaan madax u hogaaminaayo ergayga wakiilka qaramada midoobay ee Soomaaliya Ambasador Ahmedou Ould-Abdallah, Ergo ka socota midowga Yurub iyo wadamada daneeya arimaha Soomaaliya, war rasmi ah aan ka heleyno magaalada Nairobi ayaa noo sheegaya inay kulan balaran la yeelan doonaan u qaybsanaha arimaha Soomaaliya ee dowlada Mareykanka iyo safiirka Mareykanka ee fadhiya magaalada Nairobi.
Hogaanka sare ee Isbaheysiga dib u xoreynta ayaa la kulmi doono mudane Raila Odinga iyo mudane Faarax Macalin iyo siyaasiyiin reer Kenya ah oo la socda arimaha Soomaaliya, waxaana la filayaa inay la kulmaan jaaliyada Soomaaliyeed ee dagan dalka Kenya iyo muslimiinta dalka Kenya.
Hogaanka sare Isbaheysiga ayaa noo cadeeyay inaysan doonaynin inay la kulmaan maqaar saarka Tigreega ee ku sugan Nairobi, iyagoo sabab uga dhigay inaysan aqoonsanayn ayna u arkaan dambiilayaal dalkooda iyo diintoodaba khaaimay
Wixii ka soo baxa arimahaas oo dhan dib ayaan idin kaga soo gudbin doonaa hadii Eebe idmo

- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Nuur Cadde oo hadalkii hay’adaha Q.M jawaab ka bixiyey.....
- Ciidamo uu hogaaminayay gudoomiyaha gobalka hiiraan oo u ambabaxa dhankaa iyo buleburte ka dib markii xaq udirirka...
- Muwaadiniinta soomaaliyeed oo maanta xoog kula wareegay degmada jowhar....
- WIILKII MELEZ ZENAWI, LAQANYO, OO ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA KA DALBADEY INUU KU SOO BIIRO
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Ciidanka DKMG ah oo galabta ka baxey qeybo ka mid ah jidka Wadnaha.
- Boliiska Toronto oo soo helay ragii dilay Cantar jeenyo wiilkiisa oo berito maxkamad la soo joojindoono (Daawo Video)
- Isbitaallada Muqdisho oo la gaarsiiyay Dhaawacyadii ugu badnaa ee laga soo qaado Bakaaro.
- Diyarad basaas aheyd oo kusoo dhacday duleedka mag. Marka
- Ninkii faraxumeeyay arday Mareykan ah ee loo maleeynayay inuu yahay soomaali oo noqday Etophian...
- Wafdi u hogaaminaayo gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Casmara ugu laabtey wadata
- Hoobiyeyaal si ba'an loola dhacay Madaxtooyada,iyo Kuwa jawaabo ah oo haatan ku socda Suuqa Bakaaraha.