Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



12 May, 2008

total: 4 | displaying: 1 - 4

Dagaaliyahano ka tirsan Al-Shabaab oo gaaray degmada Bardaale halkaasina si weyn ay dadweynuhu ugu soo dhaweeyeen.

Dagaaliyahano fara badan oo raacsan Ururka Al-Shabaab ayaa maanta gaaray degmada Bardaale ee gobolka Bay halkaasi oo dad badan ay kuso dhaweeyeen iyagoona aan la ...
Full story

Xaflad Furitaan Hordhac u ah Shirka Dib u heshiisiinta lagu Qabanayo Dalka Jabuuti Daawo Video

Wararka aan ka heleeyno Magaalada Jabuuti ee Dalka DJabuuti ayaa sheegaya in halkaasi eey ka socoto hada Xaflada balaaran oo lagu furayo Shirka dib u ...
Full story

Maxed dheere & Dhagaxtuur oo ah dabadhilifyadda tikreega oo hub ka dhigis lagu sameeyey ....

Warar caawo naga soo gaaray magaalada Muqdisho, oo aan ka soo xiganay ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in saraakiisha Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku ...
Full story

Gawaari kuwa Uuralka ah oo etophianka leh oo maanta wax lagu yeeleeyay inta udhaxeeysa Buurhakaba iyo Leego..

Wararka naga soo gaaray deegaanka Cigaal Holel ee u dhexeeya leego iyo Buur Hakaba ayaa sheegaya in halkaasi ay ku waxyeeloobeen 3 gaadiidka Uuraalaha Itoobiyaanka ...
Full story

total: 4 | displaying: 1 - 4