May, 2008
Wadada Makka Al Mukarama oo maanta lagula helay Bambo gacmeed Ciidamada Ethiopianka kaasi oo dhaawac bada....
02 May, 2008 04:38:00
Waxaa Saakay Qarax Xoogan Lala Beegsaday Ciidamo Ethiopian ah Oo Ku Sugnaa Wdada Maka Al mukarama Gaar ahaan Agagaarka Shineemo Somalia Ee Magaalada Muqdisho.Qaraxaan Oo ...
Al Shabab oo sheegay in Duqeynta Xalay Ay Mareykanka ka Geeysten Dhusa Mareb uu ku dhintay Aadan Xaashi Ceroow "Dhageeyso"
01 May, 2008 04:44:00
fhayeenka Xarakada AL shabaab Shiikh Muqtaar Rooboow Cali Abbuu Mansuur oo shir Jaraa’id ku qabtay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Diyaaradaha dagaalka duqeeyntii ay xalay ...
Daawo Video ah Allaha u naxariistee Shiekh Ceeroow iyo 15 kale oo ku dhimatay Air Strike
01 May, 2008 05:05:00Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
01 May, 2008 14:15:00
Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga Somalied Shiikh Max’uud Ibraahin Suuleey oo u waramayay Shabelle ayaa sheegay in Weerarkii uu mareeykanka ku qaaday Demada Dhuusa Mareeb isla markaana ...
Ilaaheey ha unaxariisto eheladii uu ka tagyna allaha u naxariisto Daawo Video ha Qudbadiisa ugu...
02 May, 2008 04:53:00Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
03 May, 2008 04:41:00
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ah Gudoomiyaha ISbaheeysiga Dib u xoreeynta Soomaaliya ee Fadhigiisu yahay Magaalada Asmara ee Dalka Ereteriya ayaa ku hanjabay ineey joojinayaa ...
Dagaal xoogan oo goordhaweyd ka qarxay qeybo ka mid ah wadada Warshadaha.
04 May, 2008 04:37:00
Dagaal qaraar ayaa gordhaweyd ka qarxay xaafad ka tirsan Degmada Yaaqshid ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalku u dhexeeyo Ciidamada Itoobiya ee ku sugan deegaanka carafaad ...
Max'ed Dheere oo si kulul kaga jawaabay hadal kaso yeeray Axmed C/salaam oo ku aadanaa Maamul loo doornayo Banaadir.
04 May, 2008 04:38:40
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere ayaa si kulul kaga jawaabay hadal shalay kasoo baxay R/Wasaare kuxigeenka ahna wasiirka ...
Dagaal ka socoday shalayto gobolka hiiraan ayaa la sheegaya in uu ku geeriyooday allaha naxariistee taliyihii ciidamada maxaakiimta(Shiekh Amiin Barre)
08 May, 2008 04:51:45
Sarkaalkii ciidamada Maxaakiimta ee G/Hiiraan ayaa shalay galinkii dambe ku geeriyooday dagaal kadhacay gobolka Hiiraan kaasoo dhexmaray ciidamada Maxaakiimta iyo kuwa Itobia.Ka gadaal dagaal gelinkii ...
Dowlada China oo Cambaareysay Duqeyntii ameerikaanka u gaystay Dalka Soomaaliya.
05 May, 2008 04:44:00
Wasiirka Arimaha Dibada Dalka china ayaa cambaareyay weerarkii ay diyaaradaha Mareeykanku ku qaadeen Magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta u ah gobolka Galgaduud.Dowlada China ayaa ku ...