Somali BBC
SomaliLinks
Allwadani.com
Aayatiin.net
allsomaliforum.com
Aayaha.com
AminArts.com
baraawepost.com
Bilaajo.com
BBC SOMALIA
Bulshoweyn.com
Calanka.com
Cakaarra.com
Codkawaamo.com
Dhagaweyne.com
Dayniile.com
Dadkeyga.com
Fadhi.com
Goobjoog.net
Addacwah.com
Hiiraan.com
ilaqosal.com
Jawiil.com
Jammaame.com
Jowhar.com
Mugadishocity.com
Midnimo.com
manabolyo.com
Magaalo.com
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Somalisc.com
Soscaonline.com
Somaliradiolive.com
somaliswiss.com
Shabelle.net
Wadanka.com
Warmoog Live
Yaaqshid.com
Shabelle.net
djiboutination.com
ceelbuuronline.com
xoghaye.com
Did you enjoy this article?
(total 0 votes)
Xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda dawladda Federaalka Somaliya ayaa weerarkii ugu cuslaa ku qaaday caawa xerada Asluubta ee ciidamada Itoobiyaanka iyadona dagaalkaasi uu ahaa mid aad u culus.
Dagaalkaasi waxaa uu billowday galabta qorrax dhacii iyadoona la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan waxaana la maqlayay daryanka madaafiicda nuucyadeeda kala duwan.
Weerarkaasi xoogan ayaa dhinacyo kala duwan loga soo qaaday xeradaasi Itoobiyaanku degan yihiin,waxaana si ba'an baasuukayaasha loogu garaacay xeradaasi.
Madaafiic la isku adeegsaday dagaalka ayaa la sheegayaa in ay wax ku noqdeen dad rayid ah iyadoona haatan xaalada deegaanadaasi ay tahay mid cakiran mana la oga khasaaraha ka dhashay dagaalka.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Dagaaliyahano ka tirsan Al-Shabaab oo gaaray degmada Bardaale halkaasina si weyn ay dadweynuhu ugu soo dhaweeyeen.
- Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Dagaal xoogan oo caawa ka dhacay Isgoyska Ex Control Balcad iyo hareeraha Warshadii Baastada.
- C/QAASIM SALAAD XASAN: “C/llaahi Yuusuf haddii uu is-leeyahay C/qaasim ha cararo, haddii aan cararayo mar hore ayaan carari lahaa.
- Qarax Ciidanka Ugandha Ee Amisom lagula Beegsaday Wadada aada Garoonka Aadan Cade
- Shiikh Xasan Daahir oo sheegay in ay Ciidamada Itoobiyaanka ka saarayaan Soomaaliya, Shirka Jabuuti-na aysan waxba ka soo baxeynin
- Dagaalkii ugu cuslaa oo caawa ka dhacay hareeraha Xarunta Asluubta ee ciidamada Itoobiyaanka.(Dhageeyso)
- Maxkamadaha Islaamka oo shaaciyay in ay awood kusoo furanayaan markab ku afduuban xeebaha gobollada dhexe.