Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    ugu yaraan 8 ruux oo rayad ah ayaa ku dhaawacmay qarax caawa fiidkii ka dhacay xaafadda siinaay, degmada wardhiigley ee Magaalada Muqdisho. goobjoogayaal ayaa sheegaya in dadka dhaawaca ah ay ku jiraan shaqsiyaad deegaankaa caan ka ah sida salaad Gabayre oo ah in ka mid ah odyaasha dhaqanka iyo nin sarifle ah  oo la yiraahdoIbraahim Xayle.


    dhaawacyada ayaa loola cararay isbitaalka kaysaneey oo ka mid ah isbitalaada fara ku tiriska ah ee ka badbaaday rabshadaha casimadda ka socda ee u dhexeeya ciidmada itoobiya iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo xoogaga ka soo horjeeda.

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)