Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



May, 2008

 1  2  3  4  5  6  > >> total: 55 | displaying: 1 - 10

Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..

ugu yaraan 8 ruux oo rayad ah ayaa ku dhaawacmay qarax caawa fiidkii ka dhacay xaafadda siinaay, degmada wardhiigley ee Magaalada Muqdisho. goobjoogayaal ayaa sheegaya ...
Full story

Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)

Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga Somalied Shiikh Max’uud Ibraahin Suuleey oo u waramayay Shabelle ayaa sheegay in Weerarkii uu mareeykanka ku qaaday Demada Dhuusa Mareeb isla markaana ...
Full story

Ahmedou Ould oo fariin u diray dhamaan qurba-joogta Somalida

Baaq ku wajahan dhamman Ummdadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddisa Qoraalkaan waxaan ugu mahad celinayaa dhamman dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa ee ...
Full story

Al Shabab oo sheegay in Duqeynta Xalay Ay Mareykanka ka Geeysten Dhusa Mareb uu ku dhintay Aadan Xaashi Ceroow "Dhageeyso"

fhayeenka Xarakada AL shabaab Shiikh Muqtaar Rooboow Cali Abbuu Mansuur oo shir Jaraa’id ku qabtay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Diyaaradaha dagaalka duqeeyntii ay xalay ...
Full story

Askari Mareykan ah oo ku shiish bartay kutubka Qur`aanka

Askari Mareykan ah oo howlo shaqo u joogay dalka Ciraaq ayaa laga soo masaafuriyay dalkaasi kadib markii lagu eedeeyay in uu ku shiish bartay kutuaabka ...
Full story

’WARQAD FURAN : ka socta SHEIKH HASSAN DAHIR AWAYS’’

Ugu horeyntii  iga gudoon Sheikh  Hassan salaan Islaanimo iyo Soomaalinimo ( Assalama Caleykum waraxmatulaahi Wabarakaatu ?), salaan dabadeed waxaan warqadatan furan kugu soo direy inaa ...
Full story

C/QAASIM SALAAD XASAN: “C/llaahi Yuusuf haddii uu is-leeyahay C/qaasim ha cararo, haddii aan cararayo mar hore ayaan carari lahaa.

Shir jaraa’id uu qabtay madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan oo shirkiisa jaraa’id uga hadlay baaritaan ay gurigiisa ku sameeyeen Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ...
Full story

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Jamaaco Tabliiq ah ka qafaashay Masjid ku yaalla Magaalada Baled Weyne.

Wararka aanu ka heleyno Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay saakay Ciidamo Itoobiyaan ah ka qafaasheen dad rayid ah iyo Culumo ...
Full story

 1  2  3  4  5  6  > >> total: 55 | displaying: 1 - 10

More News