Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | News | War degdeg ah Madaafiic tii ugu darayd oo lagu tuuray suuqa weyn ee Bakaaraha (Dhageeyso)

    War degdeg ah Madaafiic tii ugu darayd oo lagu tuuray suuqa weyn ee Bakaaraha (Dhageeyso)

    Font size: Enlarge font

    Madaafiic aad u xoogan ayaa  goordhaweyd lagu garaacay Suuqa weyn ee Bakaaraha waxa ayna sababtay in ay cararaan dad farabadan oo ku sugnaa gudaha suuqaas Madaafiicdaas ayaa wararka qaar sheegayaan in laga soo tuurayo dhanka Madaxtooyada ee Villa Somaliya.


     Madaafiicda qaar ayaa waxa ay bur bur u gaysteen qaybo ka mid ah  Daaraha shirikaadka taleefanada oo laga kala cararay kuwaas oo dhamaantood  kuyaalla wadada koowaad oo ay deganyihiin shirikadaha.

    Dhageeyso

     Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ay gaysteen laakiin wararka naga soo gaaraya cusbitaalada ayaa sheegay in la geeyay ku dhawaad sided ruux oo rayid ah
     Sidoo kale xaalka xaafada xamarweyne oo daris la ah Madaxtooyada ayaa iminka kacsan waxaana la arkayaa ciidamo malatari ah oo dhex wareegaya gudaha xamarweyne siada uu ku soo waramayo wariye ka tirsan Soomaalinews.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (1 posted):

    dad on 22 August, 2008 02:32:23
    aad ayaan uga xumahay waxa kadhacay maanta suuqa bakaarah oo ah suuq mooryaan cayr uu yahay.marka hala laayo ee daaya.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0