SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Saraakiil katirsan Midowga Maxaakimta Islaamka Somaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ay howlgallo ay kusoo furanayaan markab ganacsi oo ku afduuban xeebaha gobollada dhexe qaadanayaan balse ay ka wardhowrayaan ganacasatada qaarkood.
Sarkaal lagu magacaabo Kheyre Max'ed Max'uud ayaa u sheegay warbaahinta in ciidamada Maxaakimta ay heegan buuxa ugu jiraan sidi ay uga sameyn lahaayeen gobolka Mudug howlgallo ka dhan ah burcad badeeda.
Waxaa uu intaasi raaciyay sarkaalkaasi in haatan wadahadallo ay u soconayaan iyaga iyo xubno ganacsato ah kuwaasi oo rajo ka qaba in waan waan lagu soo daayo markab ganacsato Somaliyeed u raran oo afduub loo heysto.
Kooxihi burcadda ayaa la sheegay dhankooda in ay heegan galeen isla markaana ay isugu dul tageen markabka ay heystaan dushisa si markaana ay kaga feejignaadaan in dhulka lagu soo beegsado.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Dagaaliyahano ka tirsan Al-Shabaab oo gaaray degmada Bardaale halkaasina si weyn ay dadweynuhu ugu soo dhaweeyeen.
- Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Dagaal xoogan oo caawa ka dhacay Isgoyska Ex Control Balcad iyo hareeraha Warshadii Baastada.
- C/QAASIM SALAAD XASAN: “C/llaahi Yuusuf haddii uu is-leeyahay C/qaasim ha cararo, haddii aan cararayo mar hore ayaan carari lahaa.
- Qarax Ciidanka Ugandha Ee Amisom lagula Beegsaday Wadada aada Garoonka Aadan Cade
- Shiikh Xasan Daahir oo sheegay in ay Ciidamada Itoobiyaanka ka saarayaan Soomaaliya, Shirka Jabuuti-na aysan waxba ka soo baxeynin
- Dagaalkii ugu cuslaa oo caawa ka dhacay hareeraha Xarunta Asluubta ee ciidamada Itoobiyaanka.(Dhageeyso)
- Maxkamadaha Islaamka oo shaaciyay in ay awood kusoo furanayaan markab ku afduuban xeebaha gobollada dhexe.