Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



May, 2008

 1  2  > >> total: 19 | displaying: 1 - 10

Mooshin lagu doonayo in lagu rido xukuumada Nuur cade oo Baydhabo ka Socda.

Xubno ka tirsan xidhibaanada baarlamanka faderaalka eek u sugan magaalada Baydhaba ayaa halakaas maanta ka wada muushin ay doonayaan in lagu rido xukuumada Ra’isul wasaare ...
Full story

Hubka-dhigis lagu sameynayo sadexdan masuul

Warar lagu kalsoon yahay oo ey cadeymeheedu heshay shabakadda wararka ee Calanka ayaa tilmaamaya in hubka dhigis lagu sameynayo sadex masuuloo sar-sare.Masuuliyiintan ayaa kala ah ...
Full story

Dagaal ka socoday shalayto gobolka hiiraan ayaa la sheegaya in uu ku geeriyooday allaha naxariistee taliyihii ciidamada maxaakiimta(Shiekh Amiin Barre)

Sarkaalkii ciidamada Maxaakiimta ee G/Hiiraan ayaa shalay galinkii dambe ku geeriyooday dagaal kadhacay gobolka Hiiraan kaasoo dhexmaray ciidamada Maxaakiimta iyo kuwa Itobia.Ka gadaal dagaal gelinkii ...
Full story

Dagaal culus oo laaysku adeegsaday Hub waaweeyn oo iminka ka socda Degmada Garasiyaana ee gobalka Hiiraan Dagaalkaas oo u Dhaxeeya Ciidamada Ethiopianka Iyo Midawga Maxaakiimta...

Dagaal Aad U Xoogan ayaa Kol Dhaw Ka Bilaawday Deegaanka Garsyaani Ee Gobolka Hiiraan Dagaalkaan Oo U Dhaxeeya Ciidamo Ethiopian ah iyo Maxaakiimta Islaamiga. Dagaalkaan ...
Full story

Dowlada federalka ee somaliya oo ku faraxsan Dilkii Al_Mujaahid Ceeroow iyo A. yusuf oo ku sugan Paris

Wasiirka arimaha dibadda Somaliya Cali Axmed Jangeli oo wareysi siiyay saxaafadda kulankaasi kadib ayaa mar wax laga weydiiyay sida ey xukuumadiisu u aragto duqeyntii dhawaan ...
Full story

Ahmedou Ould oo fariin u diray dhamaan qurba-joogta Somalida

Baaq ku wajahan dhamman Ummdadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddisa Qoraalkaan waxaan ugu mahad celinayaa dhamman dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa ee ...
Full story

Gaari Cabdi bile ah oo goordhaweyd ka soo goostay Dowladda KMG ah.

War hada na soo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan ciidamada Dowladda ay ka soo goosteen Dowladda Fedaraalka KMG ah, kuwaas oo u soo ...
Full story

Sh. Shariif oo markale ka hadlay duqaayntii aay dowlada Mareykanka u geeysteen Soomaliya

Waraysi uu siiyaaya Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed jariidada afka carabiga ku hadala ee al-qudus al-arabiya ayaa wuxuu ka hadlay ...
Full story

 1  2  > >> total: 19 | displaying: 1 - 10