9 May, 2008
total: 2 | displaying: 1 - 2
Dagaal culus oo ka soconaya wadada Wadnaha iyo Qoryaha nuucyadeeda kala duwan oo la maqlayo. (Dhageeyso)
09 May, 2008 13:23:00
Isku dhac hubeysan ayaa ka soconaya iminka wadada Wadnaha halkaasi oo rasaasta nuucyadeda kala duwan laga maqlayo iyadoona warar soo baxaya ay sheegayaan weerar in ...
Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..
09 May, 2008 04:38:00
ugu yaraan 8 ruux oo rayad ah ayaa ku dhaawacmay qarax caawa fiidkii ka dhacay xaafadda siinaay, degmada wardhiigley ee Magaalada Muqdisho. goobjoogayaal ayaa sheegaya ...
total: 2 | displaying: 1 - 2