Somali BBC
SomaliLinks
Allwadani.com
Aayatiin.net
allsomaliforum.com
Aayaha.com
AminArts.com
baraawepost.com
Bilaajo.com
BBC SOMALIA
Bulshoweyn.com
Calanka.com
Cakaarra.com
Codkawaamo.com
Dhagaweyne.com
Dayniile.com
Dadkeyga.com
Fadhi.com
Goobjoog.net
Addacwah.com
Hiiraan.com
ilaqosal.com
Jawiil.com
Jammaame.com
Jowhar.com
Mugadishocity.com
Midnimo.com
manabolyo.com
Magaalo.com
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Somalisc.com
Soscaonline.com
Somaliradiolive.com
somaliswiss.com
Shabelle.net
Wadanka.com
Warmoog Live
Yaaqshid.com
Shabelle.net
djiboutination.com
ceelbuuronline.com
xoghaye.com
Did you enjoy this article?
(total 0 votes)
Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga Somalied Shiikh Max’uud Ibraahin Suuleey oo u waramayay Shabelle ayaa sheegay in Weerarkii uu mareeykanka ku qaaday Demada Dhuusa Mareeb isla markaana uu ku dilay Hogaamiyihii Xarakada Al Shabaab in uu ahaa Weerar Fuleynimo ah iyo Mid Cadawad qotodheer ku Qotoma.
Sidoo kale waxaa uu sheegay sheikha in Mareeykanka uu Horay u qaaday talaabooyin ka dhan ah Shacabka Somalied isla Markaana uu horay u bililiqeeystay sida uu sheegay Lacago ay lahaayeen Shacabka Somalied taasi oo uu ula jeeday Lacagihii uu ka xanibay Xawaalada Al Baralaat.
Afhaheenka Maxaakiimta Islaamiga Somalied ayaa sheegay in Dhibaatada Ka Taagan Somalia Ay Masuuliyadeeda leeyihiin Dowlada Mareeykanka.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- Ilaaheey ha unaxariisto eheladii uu ka tagyna allaha u naxariisto Daawo Video ha Qudbadiisa ugu...
- Wadada Makka Al Mukarama oo maanta lagula helay Bambo gacmeed Ciidamada Ethiopianka kaasi oo dhaawac bada....
- Al Shabab oo sheegay in Duqeynta Xalay Ay Mareykanka ka Geeysten Dhusa Mareb uu ku dhintay Aadan Xaashi Ceroow "Dhageeyso"
- Shac-Shac:- Rag ka tirsan Al-shabab ayaan soo qabqabanay iyo dagaalkii ka dhacay (Dhageeyso)...
- Dabogeed oo maanta xilkii laga qaaday ka dib markii uu..........
- Taliyihi ciidanka g/Hiiraan koraneel Abdullahi faarax (Juuni) oo xalay la dilay...