Somali BBC
SomaliLinks
Allwadani.com
Aayatiin.net
allsomaliforum.com
Aayaha.com
AminArts.com
baraawepost.com
Bilaajo.com
BBC SOMALIA
Bulshoweyn.com
Calanka.com
Cakaarra.com
Codkawaamo.com
Dhagaweyne.com
Dayniile.com
Dadkeyga.com
Fadhi.com
Goobjoog.net
Addacwah.com
Hiiraan.com
ilaqosal.com
Jawiil.com
Jammaame.com
Jowhar.com
Mugadishocity.com
Midnimo.com
manabolyo.com
Magaalo.com
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Somalisc.com
Soscaonline.com
Somaliradiolive.com
somaliswiss.com
Shabelle.net
Wadanka.com
Warmoog Live
Yaaqshid.com
Shabelle.net
djiboutination.com
ceelbuuronline.com
xoghaye.com
Did you enjoy this article?
(total 0 votes)
Qarax xoogan ayaa goordhaweyd lala eegtay ciidamada itoobiya ee howlgalo ka waday wadada maka Al mukarama ee degmada Waabari ee Magaalada Muqdsiho.
Qaraxaan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay ciidamo itoobiyaana oo howlgalo ka wada wada maka Al mukarama, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ilaa sadex askari oo ka mid Ciidamada itoobiya ee Halkaas ku suganaa.
Wararka ayaa sheegaya in halkaas ay itoobiyaanka ka fureen rasaas xoogan, isklamarkaana ay xirteen wadada Maka al Mukarama, iyagoo u diiday in halkaas ay isticmaalaan dadka iyo gaadiidka.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this