Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



May, 2008

 1  2  > >> total: 19 | displaying: 1 - 10

Al Shabab oo sheegay in Duqeynta Xalay Ay Mareykanka ka Geeysten Dhusa Mareb uu ku dhintay Aadan Xaashi Ceroow "Dhageeyso"

fhayeenka Xarakada AL shabaab Shiikh Muqtaar Rooboow Cali Abbuu Mansuur oo shir Jaraa’id ku qabtay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Diyaaradaha dagaalka duqeeyntii ay xalay ...
Full story

Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)

Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga Somalied Shiikh Max’uud Ibraahin Suuleey oo u waramayay Shabelle ayaa sheegay in Weerarkii uu mareeykanka ku qaaday Demada Dhuusa Mareeb isla markaana ...
Full story

Wadada Makka Al Mukarama oo maanta lagula helay Bambo gacmeed Ciidamada Ethiopianka kaasi oo dhaawac bada....

Waxaa Saakay Qarax Xoogan Lala Beegsaday Ciidamo Ethiopian ah Oo Ku Sugnaa Wdada Maka Al mukarama Gaar ahaan Agagaarka Shineemo Somalia Ee Magaalada Muqdisho.Qaraxaan Oo ...
Full story

Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ah Gudoomiyaha ISbaheeysiga Dib u xoreeynta Soomaaliya ee Fadhigiisu yahay Magaalada Asmara ee Dalka Ereteriya ayaa ku hanjabay ineey joojinayaa ...
Full story

Dagaal xoogan oo goordhaweyd ka qarxay qeybo ka mid ah wadada Warshadaha.

Dagaal qaraar ayaa gordhaweyd ka qarxay xaafad ka tirsan Degmada Yaaqshid ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalku u dhexeeyo Ciidamada Itoobiya ee ku sugan deegaanka carafaad ...
Full story

Max'ed Dheere oo si kulul kaga jawaabay hadal kaso yeeray Axmed C/salaam oo ku aadanaa Maamul loo doornayo Banaadir.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere ayaa si kulul kaga jawaabay hadal shalay kasoo baxay R/Wasaare kuxigeenka ahna wasiirka ...
Full story

Dowlada China oo Cambaareysay Duqeyntii ameerikaanka u gaystay Dalka Soomaaliya.

Wasiirka Arimaha Dibada Dalka china ayaa cambaareyay weerarkii ay diyaaradaha Mareeykanku ku qaadeen Magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta u ah gobolka Galgaduud.Dowlada China ayaa ku ...
Full story

Sh. Shariif oo markale ka hadlay duqaayntii aay dowlada Mareykanka u geeysteen Soomaliya

Waraysi uu siiyaaya Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed jariidada afka carabiga ku hadala ee al-qudus al-arabiya ayaa wuxuu ka hadlay ...
Full story

 1  2  > >> total: 19 | displaying: 1 - 10