Linkz
Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
  • Home | News | Ciidamada Kenya oo dad fara badan oo Soomaali ah ka qabqabtay xadka Kenya.

    Ciidamada Kenya oo dad fara badan oo Soomaali ah ka qabqabtay xadka Kenya.

    Font size: Enlarge font

    Ciidamada xadka ee dalka Kenya ayaa xirxiray inka badan 100-qof oo Soomaali ah kuwaas oo doonayey inay galaan dalka Kenya.

    Dadkaan ayey ciidamada Kenya ka qabqabteen xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya, xilli ay doonayeen inay gudaha u galaan dalka Kenya.

    Dadka ay qabqabteen ciidanka Kenya oo ahaa qoysas ka cararay dhibaatooyinka ka aloosan dalka Soomaaliya ayaa wararku sheegayaan in ciidanka kenya ay u taxaabeen xabsiyo ku yaala gudaha dalka Kenya.

    Sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmada Dhoobley ciidanka Kenya oo ilaalo ka ahaa xadka ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaliya ayaa maalmihii ugu dambeeyey adkeeyey xadka.

    Qabqabshada ciidanka Kenya ay kula dhaqaaqeeen dadkaan Soomaaliyeed ayaa ku soo beegmaya xilli boqolaal dad ah ay weli ku jiraan xabsiyada ku yaala dalka Kenya.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (1 posted):

    cadr on 02 September, 2008 04:16:41
    asc
    ilaahay umudaada miciin u keen hadii ay qaar biyaha ku dhamaadeeen hadey qaar madfac laayay hadii qaaa ay xabashidu garaceyso waa yaaab ee ilaahayoow nasri noo keeen ilaahay ma dulmiyo qoom anagaaa gacanteena ku keesanay
    laalilaaha anta rabii inii kuntum mina daalumiiin

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0