Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30



25 May, 2008

total: 3 | displaying: 1 - 3

Daawo qaraxii Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku beegsadeen Gaalada Ugaandheeska,gaarigoodii oo cad cad u kala duulaya.

Muuqaalkani waxad ku arki kareysaan sidaba ka muuqata Gaariga Cadowgu leeyahay oo kasoo baxaya dhanka Midig ee filimka isagoo maraya wadada Garoonka diyaaradaha Muqdisho,halkaasi oo ...
Full story

Itobia & Uganda oo lagu eedeeyay in ey hub siiyeen kooxaha ka dagaalama Somalia

Kormeerayaal ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ka socda ee ku sugan Muqdisho in ay hub ka iibiyaan ...
Full story

Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta dalka Somaliya oo ku eedeeyay Eritrea in ay kala qeybin ku wado (Dhageeyso)

Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib U Xoreynta dalka Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Djabouti ayaa daboolka ...
Full story

total: 3 | displaying: 1 - 3