Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Qarax xoogan ayaa lagu qaaday Ciidamada Ugaandheeyska Amisom oo kasoo baxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaana halkaasi gebi ahaanba ku bur buray Gaari ka mid ah kuwii ciidamada.


    Qaraxaan oo ahaa miino ayaan la ogeyn qasaaraha soo gaaray Ciidamada Ugnadha, balse dad ka Akdhaw goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa shabelle u sheegay in bur bur xoog leh uu gaaray gaariga ay saarnaayeen Ciidamada AMISOM

    Dadka deegaanka ayaa intaasi raaciyay in ay Arkayeen tiro askar ah oo laga dhaxsaarayo gudaha gaariga uu qaraxa haleelay.

    Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa waxaa isku gidaamay Ciidamada Boliska kuwaasiDowalada KMG Soomaaliya oo riday rasaas aad u xoogan oo aan la ogeyn Qasaaraha ay geystay Rasaastaasi waxaana si weyn loo adkeeyay amaanka garoonka Aadan cadde Airport ee Magaalada Muqdisho.

    Ma aha markii ugu horeeysay oo halkaasi lagu weeraro Ciidamada Amisom ee Ugandha iyo Buruundi labadaba waxaase mudooyinkaan danbe yaraa weerarada lagu qaado Ciidamada wadamadan.

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)

    More News