23 May, 2008
total: 3 | displaying: 1 - 3
Dagaal xoogan oo caawa ka dhacay Isgoyska Ex Control Balcad iyo hareeraha Warshadii Baastada.
Qumane Jey 23 May, 2008 19:38:00
Dagaal xoogan oo hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsaday ayaa maqribnimadii caawa ka dhacay Isgoyska Ex Ctrl Balcad iyo hareeraha Warshadii Baastada oo fariisin ...
C/QAASIM SALAAD XASAN: “C/llaahi Yuusuf haddii uu is-leeyahay C/qaasim ha cararo, haddii aan cararayo mar hore ayaan carari lahaa.
Qumane Jey 23 May, 2008 06:09:00
Shir jaraa’id uu qabtay madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan oo shirkiisa jaraa’id uga hadlay baaritaan ay gurigiisa ku sameeyeen Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ...
Qarax Ciidanka Ugandha Ee Amisom lagula Beegsaday Wadada aada Garoonka Aadan Cade
23 May, 2008 04:34:00
Qarax xoogan ayaa lagu qaaday Ciidamada Ugaandheeyska Amisom oo kasoo baxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaana halkaasi gebi ahaanba ku bur buray Gaari ka mid ...
total: 3 | displaying: 1 - 3