SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Wasiirka Arimaha Dibada Dalka china ayaa cambaareyay weerarkii ay diyaaradaha Mareeykanku ku qaadeen Magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta u ah gobolka Galgaduud.
Dowlada China ayaa ku dhaleecaysay ameerikaanka Duqeeyntii ay dhawaan ka geeysteen qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya, taas oo ay ku tilmaameen Mid sharci dara ah oo lagu laynayo dad shacab ah.
China ayaa duqeeyntaasi ku sheegatay Mid ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha, taas oo meesha ka saaraysa sheegashada ameerikaanka ee ah inuu ilaaiyo xaquuqda insaanka.
Sidoo kale Dowlada Wadanka China waxa ay walaac ba’an ka muujisay xaaladii ka dhalatay weerarkii ay mareeykanka ku qadeen Magaalada dhuusa Mareeb ee gobolka Galgaduud asbuucii La soo dhaafay sida lagu yiri war qoraala oo ka soo baxay China.
Dowlada China ayaa saxaafada caalamiga ah ku eedaysay in ay indhaha Ka laabteen Dhibaatadii ay mareekanka ka geeysteen Gudaha Dalka Soomaaliya sida ay sheegaty xukuumada shiinaha.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- Dowlada federalka ee somaliya oo ku faraxsan Dilkii Al_Mujaahid Ceeroow iyo A. yusuf oo ku sugan Paris
- Ahmedou Ould oo fariin u diray dhamaan qurba-joogta Somalida
- Gaari Cabdi bile ah oo goordhaweyd ka soo goostay Dowladda KMG ah.
- Daawo Video ku saabsan banaan baxyadii maanta ka dhacay muqdisho iyo dad lagu toogtay
- Sh. Shariif oo markale ka hadlay duqaayntii aay dowlada Mareykanka u geeysteen Soomaliya
- Dowlada China oo Cambaareysay Duqeyntii ameerikaanka u gaystay Dalka Soomaaliya.