SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere ayaa si kulul kaga jawaabay hadal shalay kasoo baxay R/Wasaare kuxigeenka ahna wasiirka warfaafinta Axmed C/Salaam kaasi oo ku aadanaa in gole deegaan oo dadku soo doortaan loo sameynayo gobolka Banaadir.
Gudoomiye Max'ed Dheere waxa uu sheegay in Axmed C/salaam uusan ka hadli karin arrimaha gobolka Banaadir,ayna tahay hadii uu wax maamul u sameynayo in uu aado magaalada Dhuusa Mareeb oo dadkiisa ay dagaan sida uu yiri.
''Maamulka dawladda waa Federaal,Axmed C/salaam isaga kuma shaqo laha waxa laga sameynayo gobolka Banaadir,ee yuusan halkaan ku laab laabanine haka soo dhiso maamul magaalada Dhuusa Mareeb''ayuu yiri Max'ed Dheere.
R//Wasare kuxigeenku waxaa uu shalay ka dhawaajiyay in ay jiraan qorsho cusub oo gole deegaan logu dhisayo gobolka Banaadir kaasi oo si xor ah dadku kuso doortaan,si looga gudbo eedeymo badan oo laga tabanayo maamulka Max'ed Dheere.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- Dowlada federalka ee somaliya oo ku faraxsan Dilkii Al_Mujaahid Ceeroow iyo A. yusuf oo ku sugan Paris
- Ahmedou Ould oo fariin u diray dhamaan qurba-joogta Somalida
- Gaari Cabdi bile ah oo goordhaweyd ka soo goostay Dowladda KMG ah.
- Daawo Video ku saabsan banaan baxyadii maanta ka dhacay muqdisho iyo dad lagu toogtay
- Sh. Shariif oo markale ka hadlay duqaayntii aay dowlada Mareykanka u geeysteen Soomaliya
- Dowlada China oo Cambaareysay Duqeyntii ameerikaanka u gaystay Dalka Soomaaliya.