Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Warar lagu kalsoon yahay oo ey cadeymeheedu heshay shabakadda wararka ee Calanka ayaa tilmaamaya in hubka dhigis lagu sameynayo sadex masuuloo sar-sare.

    Masuuliyiintan ayaa kala ah gud. gobolka Banaadir Maxamed Dheere, Taliyaha ciidanka boliska C/Qeybdiid iyo taliyaha nabadsugidda Gen. Darwiish.

    Hadaba warqadan cadeynta ah ee aanu helnay kuna sixiixan ra`iisal wasaaraha Somaliya Nuur Cadde ayaa lagu amrayaa Maxamed Dheere in uu soo wareejiyo hubka iyo ciidanka uu haysto, waxaana warqadani ka muuqato in uu kal hore ka dhaga adeygay amar kasoo baxay xafiiska ra`iisal wasaaraha.

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)