SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Xubno ka tirsan xidhibaanada baarlamanka faderaalka eek u sugan magaalada Baydhaba ayaa halakaas maanta ka wada muushin ay doonayaan in lagu rido xukuumada Ra’isul wasaare Nuur Cade.
Naga hor kacaya mooshinkaan ayaa sheegaya inaysan ku qanacsaneen jawaabihii uu ka bixiyay su’alaalihii ay weydiiyeen, kusaas oo qorsheynaya inay xilk ka qaadaan xukuumada Ra’isul wasaare Cade.
Mowshinka ka horkaca ayaa sheegaya in Ra’isul wasaare Nuur Cade uu ku kuul dareysatay wax ka qabashada xaalada ka jirta dalka Soomaaliya islamarkaaana uu san Ra’isul wasaare ka sii ahaan Karin dalka Soomaaliya.
Maanta ayaa lagu wadaa in xubnaha wata mooshinkaan ay hor geeyaan Gudoonka Baarlamaanka si looga hadlo ama cod loogu qaado mooshiinkaas.
Si kastaba ha’ahaatee dadka Siyaasada odorasa ayaa sheegaya in lagayaabo in xukuumada Ra’isul wasaare Nuur Cade ay hor yimaadaan caqabato farabadan oo keeni kara bur bur ku yoimaada xukumadaas oo ay haystaan xaalado
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Isbaheysiga Asmara oo ku adkeysanaya in aysan wax wada hadal ah la gali doonin TFG-da.
- Madaxweyne Yuusuf oo ka soo dagay goordhaweyd Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde Airopot.
- Xoogaga Al-Shabaab oo la wareegay 2 gaadiid oo Wasiiro ay lahaayeen kadib weerar 5 askari lagu dilay oo ka dhacay Sh/Hoose.
- Shirka Djabouti oo maanta lagu balansanyahay iyo magacyada dadkii ka qaayb gali lahaa....
- Dagaal culus oo ka soconaya wadada Wadnaha iyo Qoryaha nuucyadeeda kala duwan oo la maqlayo. (Dhageeyso)
- Mooshin lagu doonayo in lagu rido xukuumada Nuur cade oo Baydhabo ka Socda.