SomaliLinks
Did you enjoy this article?
War hada na soo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan ciidamada Dowladda ay ka soo goosteen Dowladda Fedaraalka KMG ah, kuwaas oo u soo goostay dhanka Kooxaha ka soo horjeeda Dowaldda.
Dad goobjoogayaal ah oo la soo xiriiray Shabakadda Soomaalinews.com ayaa waxaa ay u sheegeen in ay indhahooda ku arkeen gaari nooca dagaalka ah oo ay saaran yihiin rag wata dareeska Ciidamada Dowladda.
Dadka ayaa intaa ku daray in ciidamada ay soo galeen qeyb ka mid ah Suuqa Bakaaraha iyaga iyo rag kale oo goobta ku sugayay ayaa waxa ay ku qeylinayeen kalamadahan “Allaahu Akbar Allaahu Akbar”.
Gaarigan oo ahaa nooca loo yaqaan Cabdi bilaha oo uu saaran yahay qoriga loo yaqaan Dhashiikaha ayaa ka soo goostay Dowladda KMG ah, mana ahan markii ugu horreysay oo ciidamo ka tirsanaa Dowladda ay ka soo goostaan.
Sidoo kale ma jiraan Mas’uuliyiin ka tirsan labada dhinac oo cadeysay goosashada gaarigan Cabdi bilaha ah.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- Dowlada federalka ee somaliya oo ku faraxsan Dilkii Al_Mujaahid Ceeroow iyo A. yusuf oo ku sugan Paris
- Ahmedou Ould oo fariin u diray dhamaan qurba-joogta Somalida
- Gaari Cabdi bile ah oo goordhaweyd ka soo goostay Dowladda KMG ah.
- Daawo Video ku saabsan banaan baxyadii maanta ka dhacay muqdisho iyo dad lagu toogtay
- Sh. Shariif oo markale ka hadlay duqaayntii aay dowlada Mareykanka u geeysteen Soomaliya
- Dowlada China oo Cambaareysay Duqeyntii ameerikaanka u gaystay Dalka Soomaaliya.