Somali BBC
SomaliLinks
Allwadani.com
Aayatiin.net
allsomaliforum.com
Aayaha.com
AminArts.com
baraawepost.com
Bilaajo.com
BBC SOMALIA
Bulshoweyn.com
Calanka.com
Cakaarra.com
Codkawaamo.com
Dhagaweyne.com
Dayniile.com
Dadkeyga.com
Fadhi.com
Goobjoog.net
Addacwah.com
Hiiraan.com
ilaqosal.com
Jawiil.com
Jammaame.com
Jowhar.com
Mugadishocity.com
Midnimo.com
manabolyo.com
Magaalo.com
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Somalisc.com
Soscaonline.com
Somaliradiolive.com
somaliswiss.com
Shabelle.net
Wadanka.com
Warmoog Live
Yaaqshid.com
Shabelle.net
djiboutination.com
ceelbuuronline.com
xoghaye.com
Did you enjoy this article?
(total 0 votes)
Isku dhac hubeysan ayaa ka soconaya iminka wadada Wadnaha halkaasi oo rasaasta nuucyadeda kala duwan laga maqlayo iyadoona warar soo baxaya ay sheegayaan weerar in lagu qaaday xarunta ay Isgoyska Xararyaale ay ku leeyihin Ciidanka dawladda.
Isku dhaca ayaa mudo 10 daqiiqadood ah soconaya iminka iyadoona ay muuqato in uu yahay mid sii ballaaranaya waxaana warar hordhac ah ay sheegayaan in ciidanka dawladda ay isku dayayaan in ay gudaha xaafadaha soo galaan.
Dhowr jeer ayaa weeraro lagu qaaday xarumaha ay ciidamada dawladda ku leeyihiin Isgoyska Xararyaale iyadoona weeraradaasi ay u muuqdaan kuwo soo laab laabanaya.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Isbaheysiga Asmara oo ku adkeysanaya in aysan wax wada hadal ah la gali doonin TFG-da.
- Madaxweyne Yuusuf oo ka soo dagay goordhaweyd Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde Airopot.
- Xoogaga Al-Shabaab oo la wareegay 2 gaadiid oo Wasiiro ay lahaayeen kadib weerar 5 askari lagu dilay oo ka dhacay Sh/Hoose.
- Shirka Djabouti oo maanta lagu balansanyahay iyo magacyada dadkii ka qaayb gali lahaa....
- Dagaal culus oo ka soconaya wadada Wadnaha iyo Qoryaha nuucyadeeda kala duwan oo la maqlayo. (Dhageeyso)
- Mooshin lagu doonayo in lagu rido xukuumada Nuur cade oo Baydhabo ka Socda.