SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Xoogaga hubeysan ee Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar goor dhaweyd ka dhacay inta u dhexeysa Yaaq Bari Weyne iyo Balli Doogle halkaasi oo lagu dilay 5 askari isla markaana lagu qaatay gaadiid ay lahaayeen wasiiro ka tirsan dawladda.
Idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in mid kamid ah xoogagaasi oo lasoo xiriiray in uu u sheegay 5 kamid aheyd ilaaladii wasiirada Arrimaha gudaha iyo Maaliyadda in ay ku dileen halkaasi gawaaridoodiina la wareegeen.
Wariye Cali Yuusuf oo ku sugan gudaha Sh/Hoose ayaa sheegaya in isku dhac kooban kadib ay ugu suuragashay xoogagaasi in ay dilaan askartaasi isla markaana qaataan gaadiidkaasi.
Ma jiraan masuuliyiin ka tirsan dawladda Federaalka oo ka hadlay weerarkaasi iyadoona aan la ogeen halkii gawaarida wasiirada ee la qaatay lala aaday walow ay xoogaga hubeysan inta badan la wareegaan gaadiidka dawladda.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Isbaheysiga Asmara oo ku adkeysanaya in aysan wax wada hadal ah la gali doonin TFG-da.
- Madaxweyne Yuusuf oo ka soo dagay goordhaweyd Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde Airopot.
- Xoogaga Al-Shabaab oo la wareegay 2 gaadiid oo Wasiiro ay lahaayeen kadib weerar 5 askari lagu dilay oo ka dhacay Sh/Hoose.
- Shirka Djabouti oo maanta lagu balansanyahay iyo magacyada dadkii ka qaayb gali lahaa....
- Dagaal culus oo ka soconaya wadada Wadnaha iyo Qoryaha nuucyadeeda kala duwan oo la maqlayo. (Dhageeyso)
- Mooshin lagu doonayo in lagu rido xukuumada Nuur cade oo Baydhabo ka Socda.