Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930



9 April, 2008

total: 5 | displaying: 1 - 5

Qarax weyn oo lala eegtay ciidamo Itobian ah gaari aay saarnayeen....

Qarax aad u xoogan ayaa waxaa galabta lagula eegtay wadada Makka-Al-Mukaramma ee magaalada Muqdisho gaari URAL ah oo ey saarnaayeen ciidamo Itobian ah kuwaasoo sida ...
Full story

Gabar iyo Aabeheed oo caruur isu dhalay, isna qaba (Daawo video) waa calaamadaha yoomal Q.

Qiso cajaa`ib iyo amakaag ku abuurtay shacabka reer Ausralia ayaa baryahan danbe ka taagneyd dalkaasi kadib markii ey soo hor fariisteen taleefishinka dalkaasi ugu weyn ...
Full story

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Abu Mansuur oo faah faahin ka bixiyay qaraxii naftii huraha ahaa ee lala beegsaday ciidamada Burundi.

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar naftii hur ahaa oo galabta lagu qaaday xarun ay ciidamada ...
Full story

Faah faahin kaso baxeysa Qarax ismiidaamin ah oo galabta lala beegsaday ciidamada Burundi ee k u sugan Muqdisho (Daawo Video)

Daawo-Weerar naftii hor ah oo lagu fuliyay garai Tikiniko ah oo uu waday qof naftiisa soo huray aya lagu qaaday xarunta Jaamacadda Umadda ay ku ...
Full story

total: 5 | displaying: 1 - 5