SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Daawo-Weerar naftii hor ah oo lagu fuliyay garai Tikiniko ah oo uu waday qof naftiisa soo huray aya lagu qaaday xarunta Jaamacadda Umadda ay ku leeyihiin cidamada Burundi halkaasi oo askar fara badan ay ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhaawacmeen.
Soomaalinews.com - Watch the best video clips here
Sida aanu kasoo xiganeyno ilo ku dhaw dhaw Ururka Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyadda weerarkaasi waxa qaraxa uu ka dhacay gudaha xarunta ciidanka Burundi kadib markii qofka gaariga kaxeynayay uu dhexda ka galay.
Afhayeen u hadlay ciidamada dawladda Burundi ayaa sheegay in ugu yaraan 3 askari ay ku dhinteen halka tobaneeyo kalena ay ku dhaawacmeen iyadoona ay wali soconeyso howsha daad gureynta dhaawacyada iyo meydadka.
Goob jooge la hadlay Soomaalinews.com oo sheegay in uu gaari kasoo saarnaa dhanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegay in qiic madow uu ka baxayay xarunta la qarxiyay isla markaana uu ka horyimid kahor qaraxa gaari Tikiniko ah oo xawaare ku socda.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- wadaadadii qabsaday Jowhar oo sii daayay maxaabiistii Daawo Video
- Dad Somalied oo ku xirnaa xabsiga Guantanamo bay ee ku yaal Gacan Biyoodka Cuba oo la sii deeyn lahaa Ayaa dib loo dhigay sii deeyntooda
- Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo sarakiishii Itoobiyaanka ee ka baxay Balad Weyne ku baryaya in ay dib usoo laabtaan.
- Shirkada Rangers Oo Gadiid Kala Soo Degtay Boosaaso.
- Maamul la`aan iyo dhac ka taagan Gobalka Hiiraan....
- Shiikh Muukhtaar Roobow: Anaga Ma dilin Ajanabiga, mana jiraan waraaqo aan ognahay oo lagu daadiyey suuqa bakaaraha, digniina u jeediyey dadka sheegta magaca shabaab.
- Wardheere: Soomaalida London waxaan ugu baaqayaa in aanay u kala harin taageeridda Murashaxa Mudane Zakariye X. Maxamuud ee London Assembly (Endorsement)
- Dad fara badan oo xalay dhibaato ay kasoo gaartay Bam gacmeed lagu tuuray Shineemo Marka kutaalla