8 April, 2008
total: 3 | displaying: 1 - 3
C/qaasim Salaad Xasan oo u waramayay Wargeyska Al-arab ee ka soo baxa dalka Qatar ayaa sheegay in Ciidamada Ethiopi iyo kuwa Mareykanka ay yihiin argagaxisada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya .
08 April, 2008 04:53:00
Gurigiisa ku yaala degmada Hodan ee Caasimadda Muqdisho , ayuu ku qaabilay Dr. C/qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya sanadihii 2000-2004 , wargeyska Alarab ...
Xubno katirsan Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha hawiye oo Jabuuti gaaray.
08 April, 2008 04:48:00
Xubno ka tirsan Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib markii ay casuumaad ka ...
Ilaa iyo 15 ruux oo loo qab-qabtay qarixii shalay ka dhacay gobalka Hiiraan (Baladweyne)
08 April, 2008 04:44:34
Howl-gal ay shalay galinkii dambe sameeyeen ciidamada maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku soo qab-qabteen ku dhawaad 14-qof oo ganacsato ah kuwaasoo sida la ...
total: 3 | displaying: 1 - 3