15 April, 2008
total: 5 | displaying: 1 - 5
Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo sarakiishii Itoobiyaanka ee ka baxay Balad Weyne ku baryaya in ay dib usoo laabtaan.
15 April, 2008 13:25:41
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan ee isaga tagay magaalada Balad Weyne ayaa warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in uu ku sugan yahay deegaanka Feer Feer ...
Waa Maxay Iskitsoofiriiniya (Schizophrenia)?
maanaceelow Guled 15 April, 2008 11:16:00
Iskizofereeniya (Schizophrenia) waa jirro aad u daran oo qofka ku keenta dheellitirnaan la’aan sida uu qofku u fakaro, ama dareenkiisa, ama falalkiisa. Qofku wuxuu kala ...
Eye (Care)
maanaceelow Guled 15 April, 2008 11:10:00
Waxa muhiim ah baaritaano indhaha ah oo joogto ah, si looga hortago dhaawac aan loo baahnayn oo ka yimaadaa xaalado aan la cilad-sheegin. Waxa muhiim ...
Shirkada Rangers Oo Gadiid Kala Soo Degtay Boosaaso.
15 April, 2008 05:10:00
wararka naga soo gaaraya boosaaso ayaa sheegaya in Ugu yaraan 40 gaari oo ah gawaarida ay Soomaalidu u taqaan Cabdi Bilayaasha (Toyota) ayaa labadii casho ...
Maamul la`aan iyo dhac ka taagan Gobalka Hiiraan....
15 April, 2008 04:59:00
Waxaa 48-kii saac ee ugu dambeeyay gudaha magaalada b/weyne ka jiray dhac iyo qalalaase xoogan kasoo ka dambeysay ka dib markii aanu ka jirin wax ...
total: 5 | displaying: 1 - 5