SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Dad Somalied oo ku xirnaa xabsiga Guantanamo bay ee ku yaal Gacan Biyoodka Cuba oo la sii deeyn lahaa Ayaa dib loo dhigay sii deeyntooda.
Dad Somali ah oo looga shakiyay in ay sameeyeen arimo la xiriira waxyaabaha loogu Yeero Argagixisada oo ku xirnaa xabsiga Guantanamo bay eek u yaal Dalka Cuba isla markaana uu leeyahay Mareykanka ayaa dib loo dhigay siideeyntooda.
Dadkani ayaa ilaa iyo hada waxaa ay yihiin kuwo baaritaan lagu ahayo kuwaasi oo hadii la sii daayo aan Somalia loo soo celi doonin hase ahaatee la geeyn doono wadamo kale.
Labadni nin oo lagu kala magacaabo Max’ed Xuseen Cabadullaahi iyo wiil uu sodog u yahay oo isna lagu magacaabo Max’ed Suleeymaan Barre ayaa laga qabtay wadanka Pakistan kuwaasi oo heeystay Sharciga Dalkasi kadib markii ay dheceen Weeraradii lagu qaaday Mareeykanka 11 September ee lagu qaaday New York iyo Washington.
Mid ka mida labadasi somalida ah ayaa waxaa uu la kulmi doonaa Qareenka Xabsiga Guantanamo bay todobaadka inagu soo fool leh isagoo isku dayay in uu go’aan ka gaaro halka uu aadayo waxaana sidoo kale dadkani ayaa fasax loo siiyay in la sii daayo hayeeshe la diiday in ay yimaadaan Somalia.
Waxaada Arimaha Dibada ayaa isku deyeeysa in xabsiga lagu soo hayo dadkani ilaa inta laga helayo goob kale oo la geeyo.
Sidoo kale ilaa 4 ruux oo Somalia ah ayaa ku xiran xabsiga Guantanamo bay kuwasi oo ilaal iyo hada aan la sii deyn waxaana ka mid aha Guuleed Xasan Duuraad oo la xiray Sanadkii 2004 iyo Cabdullaahi Suudi Caraale oo isna la xiray horaantii Sanadkani lagu xiray waxaana suuro gal ah in Dadkani si dhaqsi ah loo sii daayo
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- wadaadadii qabsaday Jowhar oo sii daayay maxaabiistii Daawo Video
- Dad Somalied oo ku xirnaa xabsiga Guantanamo bay ee ku yaal Gacan Biyoodka Cuba oo la sii deeyn lahaa Ayaa dib loo dhigay sii deeyntooda
- Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo sarakiishii Itoobiyaanka ee ka baxay Balad Weyne ku baryaya in ay dib usoo laabtaan.
- Shirkada Rangers Oo Gadiid Kala Soo Degtay Boosaaso.
- Maamul la`aan iyo dhac ka taagan Gobalka Hiiraan....
- Shiikh Muukhtaar Roobow: Anaga Ma dilin Ajanabiga, mana jiraan waraaqo aan ognahay oo lagu daadiyey suuqa bakaaraha, digniina u jeediyey dadka sheegta magaca shabaab.
- Wardheere: Soomaalida London waxaan ugu baaqayaa in aanay u kala harin taageeridda Murashaxa Mudane Zakariye X. Maxamuud ee London Assembly (Endorsement)
- Dad fara badan oo xalay dhibaato ay kasoo gaartay Bam gacmeed lagu tuuray Shineemo Marka kutaalla