SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Gaari Tikiniko ah iyo ciidankii saarna oo kamid aha ilaalada gaarka ah ee gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yusuf Daba Geed ayaa isku soo dhiibtay ciidanka Maxaakimta Islaamka ee ku sugan gobolka Hiiraan.
Wararka aanu ka helnay deeganka Halgan ayaa sheegaya in gaarigaasi oo kasoo baxsaday daba Geed uu ka yimid dhanka deegaanka Jawiil iyadoona uu soo gaaray deegaanka Halgan halkaasi oo lagula wareegay.
Ma jiraan wax dhibaato ah oo la gaarsiiyay maleeshiyadii saarneyd gaarigaasi Tiknikada ah waxaana la ogeen hadi maleeshiyadu iyagu ay ku biireen xoogaga diidan dawladda ama la kala diray.
Ciidamada taabacsan Yuusuf Daba Geed ayay lasoo gudboonaatay jahwareer aad u xoog badan kadib marki lagu jabiyay dagallo kala duwan oo ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Hiiraan kuwaasi oo ka dhan ah maamulki Hiiraan.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- wadaadadii qabsaday Jowhar oo sii daayay maxaabiistii Daawo Video
- Dad Somalied oo ku xirnaa xabsiga Guantanamo bay ee ku yaal Gacan Biyoodka Cuba oo la sii deeyn lahaa Ayaa dib loo dhigay sii deeyntooda
- Degmada Buuloburto oo gacanta ku dhigtay kooxaha iska caabinta ka dib markii...
- Xagee.ku danbeeyeen suudkii iyo isla weynidii wariye idaawaqaca hada waxa uu ku jiraa xero qaxooti.dhabanka iyo gacanta.ayaa isu daalay
- Wareysi VOA Isbaheysiga Asmara oo ka hadlay kulanka jabuuti
- Baabuur dagaal oo kaso goosatay Yuusuf Daba Geed oo isku soo dhiibtay Ciidanka Midowga Maxaakimta Islaamka.
- Adis abbaba oo ka dhacay labo qarax (Dhageeyso)
- 10-ka bisha May oo ey isa soo hor fariisan doonaan mucaaradka iyo dowladda (Daawo Video)
- Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo sarakiishii Itoobiyaanka ee ka baxay Balad Weyne ku baryaya in ay dib usoo laabtaan.