Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Axmed idaawaqaca.waxa uu ahaa wariyihii BBC ee Asmara waxa uuna ahaa gacanta midi ee Yusuf Garaad.ujeedka yusuf u qortay axmed idaawaqaca ayaa aheyed in uu ku fushado danahiisa dawlad naceybka ah

    Axmed idaawaqaca ayaa si weyn u adeeci jiray yusuf garaad isla markaasna fulin jiray danta qaran diidaka

    Idaawaqaca waxaa u ahaa BBC ka hor wariye ka tirsan honafrika iyo wabseedyada Somalida isaga oo la soo if baxay dawlad naceyb iyo qaran diidnimo

    Idaawaqaca oo ah saxafi magac jecel labis badan jecelna in uu ka soo waramo goobaha halista ah ayaa hada qaxooti ku ah dalka mareyknaa isaga oo ku andaconaya in ay dawlada Kmg ah u diiday in uu Somaliya ka shaqeyo

    Idaawaqaca waxa uu can ku yahay been abuur iyada oo lagu xasuustos idii uu  u wiiqay hadafyadii dawlada Kmg ah una buunbuuniyay xoogaga gabalkoodu dhacay ee asmara

    Ninka isla weynida iyo kibirku buux dhaafiyay ee idaawaqaca ayaa u yaqaana madaxda qaranka somaliyeed kooxo daba dhilif ah isla markaasna iibsaday dalka iyadoo hadii idaawaqaca maqlo madaxweynaha somaliya Mudane halyeey cabdulaahi yuusuf axmed xafidahulaahu inta madaxa ruxo istaaga oo yiraahda somalida ayaa ila fahmi la ninkaan dalka iibsaday idaawaqaca hadii markaa uu shah cabayo uma laabto

    Dib u raac markii idaawaqaca tagay idaale sidii uu kor ugu qaaday kooxaha gabalkoodu dhacay ee hada qaxootiga ku ah asmara oo ay mar halkaas magalngalyo u waa tageen idaawaqaca ayaa ciidamadii qaranka somaliyeed ku tilmaamay ciidamo itoobiyaan ah la qabsaday hubkoodii isla markaasna meedkoodu buux dhaafiyay wadooyin hade waa ciidamdii qaranka waxa uu sidaas ku sheegay

    Markii idaawaqaca kismaayo iyo xamar tagay aad ayuuw u buunbuuniyay maxkamadihii nabad ayeey keeneen qof waliba meeshuuw rabo ayeey marayaa dadku waa faraxsanyihiin iyo erayo kale ayuuw yiri

    Markii ciidamada qaranka somaliyeed muqdisho tageen waxa uu yiri amaanka ayaa faraha ka baxay dadka waa la dilayaa moobilada waa la iska qaadanaya meel nabada ma jirto magaalada muqdisho cidina kama taliso

    Dameer ma xishode ah hin uu yahay sow ma aragtaan hada waa qaxooti magacii iyo dadkii sara jooga uga kacaya maleh

    Hada ma jirto mucaarad iyo qaran diid idaawaqaca buunbuuninaayo labiskii badnaa ma jiraayo waana ceer suge nin walba oo kibir badan isla markaasna fuliya dano gaar ahaaneed sidaas ayuuw ku danbeeyaa

    faadumo hassan <[email protected]>

    xigasho:

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)