Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Dagaal qaraar oo gordhaweyd ka bilowday wadada dheer ee aada jaamacada muqdisho iyo khabuuraha Barakaad ee Degmada yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalka uu dhexmarayo Ciidamada Itoobiya iyo xoogaga ka soo horjeeda.

     

     

     

    Dagaalka oo wali socda ayaan la’ogayn khasaaraha oo gaystay sida uu sheegay Nuune Daahir Xaaji oo xiriir lasoo sameeyay Soomaalinews.

     

     

     

    Dagaalkaan iminka Soconaya ayaa wararka waxay sheegayaan inuu ka Culusyahay dagaaladii halkaas ka dhacayay Maalmahaan.

     

     

     

    Waxii warar ah waxaan ku soo gudbin Doonaa wararka Boondheere.com ee Soo socda.

     

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)