SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Dhamaan bulshada caalamka gaar ahaan hay adaha samafalka ee Qramada midoobay waxaan ku wargalinaynaa in dalka ay ka dilaacday abaar aad u xun oo dhibaato ku haysa dadka iyo duunyadaba, abaartaa waxay sababtay in deegaano badan xoolaha iyo dadkaba ugu il daranyihiin biya la'aan ba'an iyo cuno la'aan taas ay keentay inay bilaabanto dhamaanshaha xoolaha halka dadkana u ildaranyihiin
Hadaba isbahaysiga dib-u-xoreyta Soomaaliyeed wuxuu beesha caalamka ugu baaqayaa inay joojiyaan dabar u duwida ay shacbiga Soomaaliyeed dabag u duween xili ay u baahanyihiin gargaar aadanimo. Shacbiga soomaaliyeed waxay is weydiinayaa Ummadda Soomaaliyeed miyaysan ka mid ahayn beesha caalamka, aaway dalalka islaamk, ururaddii caalamiga ahaa
Sidoo kale waxaan baaq u diraynaa jaaliyadaha Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan inay dadaalka iyo khaylo dhaanta ay kordhiyaan wax loogu qabanayo dadka ku dhibaataysan dalka
Guddoomiyaha guddiga warfaafinta iyo wacyi galinta ee golaha dhexe ee isbahaysiga
Md Sulaymaan Colaad Rooble
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Nuur Cadde oo hadalkii hay’adaha Q.M jawaab ka bixiyey.....
- Ciidamo uu hogaaminayay gudoomiyaha gobalka hiiraan oo u ambabaxa dhankaa iyo buleburte ka dib markii xaq udirirka...
- Muwaadiniinta soomaaliyeed oo maanta xoog kula wareegay degmada jowhar....
- WIILKII MELEZ ZENAWI, LAQANYO, OO ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA KA DALBADEY INUU KU SOO BIIRO
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Ciidanka DKMG ah oo galabta ka baxey qeybo ka mid ah jidka Wadnaha.
- Isbitaallada Muqdisho oo la gaarsiiyay Dhaawacyadii ugu badnaa ee laga soo qaado Bakaaro.
- Diyarad basaas aheyd oo kusoo dhacday duleedka mag. Marka
- Ninkii faraxumeeyay arday Mareykan ah ee loo maleeynayay inuu yahay soomaali oo noqday Etophian...
- Wafdi u hogaaminaayo gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Casmara ugu laabtey wadata
- Hoobiyeyaal si ba'an loola dhacay Madaxtooyada,iyo Kuwa jawaabo ah oo haatan ku socda Suuqa Bakaaraha.
- Aw-Kuku:- oo ku geeriyooday muqdisho Alla yaa arxam