Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30



All news

<< <  5  6  7  8  9  10  11  12  13  14  15  > >> total: 266 | displaying: 91 - 100

Xoogaga Al-Shabaab oo la wareegay 2 gaadiid oo Wasiiro ay lahaayeen kadib weerar 5 askari lagu dilay oo ka dhacay Sh/Hoose.

Xoogaga hubeysan ee Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar goor dhaweyd ka dhacay inta u dhexeysa Yaaq Bari Weyne iyo Balli Doogle halkaasi oo lagu dilay ...
Full story

Shirka Djabouti oo maanta lagu balansanyahay iyo magacyada dadkii ka qaayb gali lahaa....

Waxaa maalinkii shalay dalka Jabuuti wada gaaray xubno ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta, kuwaasi oo maanta lagu wado in ...
Full story

Dagaal culus oo ka soconaya wadada Wadnaha iyo Qoryaha nuucyadeeda kala duwan oo la maqlayo. (Dhageeyso)

Isku dhac hubeysan ayaa ka soconaya iminka wadada Wadnaha halkaasi oo rasaasta nuucyadeda kala duwan laga maqlayo iyadoona warar soo baxaya ay sheegayaan weerar in ...
Full story

Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..

ugu yaraan 8 ruux oo rayad ah ayaa ku dhaawacmay qarax caawa fiidkii ka dhacay xaafadda siinaay, degmada wardhiigley ee Magaalada Muqdisho. goobjoogayaal ayaa sheegaya ...
Full story

Mooshin lagu doonayo in lagu rido xukuumada Nuur cade oo Baydhabo ka Socda.

Xubno ka tirsan xidhibaanada baarlamanka faderaalka eek u sugan magaalada Baydhaba ayaa halakaas maanta ka wada muushin ay doonayaan in lagu rido xukuumada Ra’isul wasaare ...
Full story

Hubka-dhigis lagu sameynayo sadexdan masuul

Warar lagu kalsoon yahay oo ey cadeymeheedu heshay shabakadda wararka ee Calanka ayaa tilmaamaya in hubka dhigis lagu sameynayo sadex masuuloo sar-sare.Masuuliyiintan ayaa kala ah ...
Full story

Dagaal ka socoday shalayto gobolka hiiraan ayaa la sheegaya in uu ku geeriyooday allaha naxariistee taliyihii ciidamada maxaakiimta(Shiekh Amiin Barre)

Sarkaalkii ciidamada Maxaakiimta ee G/Hiiraan ayaa shalay galinkii dambe ku geeriyooday dagaal kadhacay gobolka Hiiraan kaasoo dhexmaray ciidamada Maxaakiimta iyo kuwa Itobia.Ka gadaal dagaal gelinkii ...
Full story

Dagaal culus oo laaysku adeegsaday Hub waaweeyn oo iminka ka socda Degmada Garasiyaana ee gobalka Hiiraan Dagaalkaas oo u Dhaxeeya Ciidamada Ethiopianka Iyo Midawga Maxaakiimta...

Dagaal Aad U Xoogan ayaa Kol Dhaw Ka Bilaawday Deegaanka Garsyaani Ee Gobolka Hiiraan Dagaalkaan Oo U Dhaxeeya Ciidamo Ethiopian ah iyo Maxaakiimta Islaamiga. Dagaalkaan ...
Full story

Dowlada federalka ee somaliya oo ku faraxsan Dilkii Al_Mujaahid Ceeroow iyo A. yusuf oo ku sugan Paris

Wasiirka arimaha dibadda Somaliya Cali Axmed Jangeli oo wareysi siiyay saxaafadda kulankaasi kadib ayaa mar wax laga weydiiyay sida ey xukuumadiisu u aragto duqeyntii dhawaan ...
Full story

<< <  5  6  7  8  9  10  11  12  13  14  15  > >> total: 266 | displaying: 91 - 100