8 June, 2008
total: 3 | displaying: 1 - 3
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Wada Hadalladii Jibouti uga socday dhinacyada Soomaalida aysan wax natiijo ah ka soo bixin.
Qumane Jey 07 June, 2008 19:41:00
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdalla oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Djibouti ayaa wuxuu rajo xumo ka ...
Dagaalladii Muqdisho oo qaboobay,iyo meydadka dad badan oo laga soo saarayo guryahoodii oo ay ku geeriyoodeen. (Dhageeyso)
07 June, 2008 16:43:00
Waxaa haatan qaboobay dagaal culus oo mudo ka badan 6 saacadood oo kaamil ah saaka ku dhexmarayay Muqdisho ciidanka dawladda oo kaashanaya kuwa Itoobiyaanka iyo ...
Maxkamadaha islaamka oo sheegay in ay ka aar gudan doonaan Ciidamada Ethiopia & DFKM oo duqeyntii ay u geystay Suuqa Bakaaraha
Qumane Jey 07 June, 2008 16:23:00
Maxkamadaha islaamka ee Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in galabta ay Weerar xoogan ay ku qaadeen dhismaha Xeylla bariise oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia ...
total: 3 | displaying: 1 - 3