Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30



19 June, 2008

total: 1 | displaying: 1 - 1

Afhayeenka howlgallada Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Ciise Caddow ayaa sheegay in 5-tii galabnimo ee maanta ay Ciidamadooda weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya.

Dagaal  xooggan oo la isugu adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta casir-liiqii waxaa uu ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.Dagaalkan ...
Full story

total: 1 | displaying: 1 - 1