All news
Dagaalo xoogan oo maanta ka socdo Suuqa Dayax ee Degmada Huriwaa.
18 May, 2008 19:20:56
Iska hor imaad aad u xooggan ayaa waxa uu maanta ku dhexmaray Xaafado ka tirsan Degmada Huriwa ciidamda ka tirsan kuwa Dowladda Faderaalka KMG ah, ...
Askari Mareykan ah oo ku shiish bartay kutubka Qur`aanka
18 May, 2008 19:17:00
Askari Mareykan ah oo howlo shaqo u joogay dalka Ciraaq ayaa laga soo masaafuriyay dalkaasi kadib markii lagu eedeeyay in uu ku shiish bartay kutuaabka ...
Ethiopian withdrawal from Somalia Online Petition
17 May, 2008 18:48:48
Dear Friends, I have just read and signed the online petition: "Ethiopian withdrawal from Somalia" hosted on the web by PetitionOnline.com, ...
Xoogagga Maxkamadaha oo lawareegay deegaanadii ay Itoobiyaanka Dagaalada kula galeen ee Sh/hoose. (Dhageeyso)
17 May, 2008 18:23:00
Dagaaladii ka socday sh/hoose ayaa sii xoogaystay, iyadoo ciidamada itoobiya laga wareegay gobo ay ku sugnaayeen sida ay ku soo waramayaan dadka deegaanka.Wararka ayaa sheegaya ...
Maxaakimta Oo Jilib la Wareegay
16 May, 2008 17:18:23
2 ruux ayaa lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe kaasoo dhex maray ciidamada TFGda iyo xoogaga Taabacsan Maxaakiimta ...
Ku dhawaad 6-askari Itobiyan ah oo la xaqiijiyay in ay ku nafwaayeen dagaalkii saakay ka bilaawday wadada warshadaha iyo maydadka ciidamadaasi oo wali yaal dagaalkii oo sii soconaya…
16 May, 2008 17:13:00
Sida la xaqiijiyay warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalkii saakay waabarigii ka bilaawday nawaaxiga wadada warshadaha gar ahaan agagaarka warshadii hore ee baatsada ...
warar dheeraad ah qaraxyo lala beegsaday ciidamada gumaysiga naflacaariga ee itoobiya.
15 May, 2008 15:34:00
Qarax miino oo aad u xooggan ayaa waxa uu goordhaweyd ka dhacay Isgoyska Towfiiq degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, waxaana lala beegsaday Cutubyo ka tirsan ...
QM oo Ansixisay in Ciidamo ka Socda QM loo diro dalka Somalia
15 May, 2008 15:29:50
Golaha amaanka ee QM ayaa waxa ay ansixiyeen in wadanka Somalia loo Soo diro Ciidamo Caalami ah oo Kasocda QM ku waasoo Badalaya Ciidamada haatan ...
Gaari Cabdi bila ah oo goordhaweyd ka soo goostay Ciidamada Dowladda.
14 May, 2008 15:46:00
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Soomaalinews ayaa sheegaya in maanta uu dhanka Ciidamada Booliiska ah ka soo goostay gaari Cabdi bila ah oo ...
Qarax xoogan oo lagu beegsaday gaari ay lahaayeen Ciidanka dawladda oo marayay agagaarka Hotel Ambassador.
14 May, 2008 15:45:04
Gaari Cabdi Bile ah oo ay lahaayeen ciidamada dawladda aya goor dhaweyd qarax aad u xoog badan lagula beegsday agagaarka Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho ...