12 June, 2008
total: 4 | displaying: 1 - 4
Gaari aay leeyihiin ciidanka DFkg. oo maanta lala helaymiino agagaarka kuliyada jaale Siyaad..
12 June, 2008 07:20:23
Qarax miino oo aad u xoog badan ayaa goor dhaweyd lagu beegsaday gaari Toyoto ah oo ay lahaayeen Ciidamada dawladda Federaalka Somaliya,xilli gaarigaasi uu marayay ...
Ururka Al-Shabaab oo shaaca ka qaaday Xabad joojinta kuwi saxiixay in aysan waxba faraha ku heyn ayna sii wadayaan dagaalka.
12 June, 2008 07:18:29
Ururka Hubeysan ee Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in ay been been u arkaan heshiiskii dhawaan dhinacyada mucaaradka Asmara iyo xukuumadda Federaalka ay ku saxiixeen ...
Dagaal goordhawed ka qarxay wadada Maka al mukarama ee Degmada Waabari.
11 June, 2008 13:02:52
Iska hor imaad xoogan ayaa ka qarxay wadada maka al mukarama xili halkaas ay xirteen Ciidamada Dowlada iyo kuwa itoobiya oo halkaas u diiday dadka ...
Hoobiyeyaal lagu garaacay garoonka diyaardaha Muqdisho,Xili uu ka dhoofayay MR Yuusuf. (Dhageeyso)
11 June, 2008 12:56:00
Tiro Hoobiyeyaal ah ayaa lagu weeraray gigada Caalamiga ah ee Muqdisho xilli goor dhaweyd uu ka duulayay madaxweynaha dawladda Federaalka Somaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyadoona ...
total: 4 | displaying: 1 - 4