Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    Dagaaladii ka socday sh/hoose ayaa sii xoogaystay, iyadoo ciidamada itoobiya laga wareegay gobo ay ku sugnaayeen sida ay ku soo waramayaan dadka deegaanka.

    Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada itoobiya ay dib u gurteen, islamarkaana lagala wareegay goobihii ay ku sugnaayeen sida balidoogle iyo yaaqbariweyne oo ay ku dagaalameen labada dhinac.

    Dagaalyahanada maxkamadaha ayaa lawareegay intabadan goobihii ay dagaaladu ku dhexmareen labada dhinac sida lagu helayo wararka halkaas ka imaanaya.

    Dhageeyso

    Saacadba saacada ka danbeysa ayaa waxaa sii xoogaysanaya iska hor imaadka halkaas ka socda, iyadoo ciidamada itoobiyaanka ee halkaas saaka soo gaaray ay ku jabeen, islamarkaana ciidamada fariisinka ku lahaa bilidogle halkaas lagala wareegay.

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)

    More News