Archive

Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031



Somali BBC

SomaliLinks

  • Did you enjoy this article?

    (total 0 votes)

    2 ruux ayaa lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe kaasoo dhex maray ciidamada TFGda iyo xoogaga Taabacsan Maxaakiimta Islaamiga.

    Wararka naga soo gaarayo deegmada Jilib ayaa sheegaya in gacan ku heynta degmada Jilib ay la wareegeen ciidamada Taabacsan Maxakamada Islaamiga, isla markaana illaa iyo haatan ay ku sugan yihiin.

    Dagaalkan waxaa sidoo kale ku dhaawacmay tiro kale oo dad rayid ah, hasa ahaatee lama oga hadii uu jiro qasaare dhinacyadii dagaalamay soo kala gaaray. iyadoo intabadani ay adagtahay in wax laga ogaado qasaarah soo gaaray dhinacyada ay dagaaladu dhexmaraan.

    Dagaalkan waxaa uu ku soo beegmayaa xilli maalmihii ugu dambeeyay degmada Jilib ay ka taagneyd xaasado colaadeed oo u dhaxeysa maleeshiyo beeleed iska soo horjeeda

    • Email to a friend
    • Print version
    • del.icio.us
    • Digg this

    Post your comment Comments (0 posted)

    More News