SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Golaha amaanka ee QM ayaa waxa ay ansixiyeen in wadanka Somalia loo Soo diro Ciidamo Caalami ah oo Kasocda QM ku waasoo Badalaya Ciidamada haatan Jooga wadanka Somalia ee AMISOM
Kadib Kulan Xasaasi ah oo xalay ay Yeesheen Xubno Katirsan Golaha Amaanka ee QM ayaa waxa ay Isku Raceen intabadan wadamada Awooda Ku leh Golaha Amaanka QM in Ciidamo Nabad ilaalin ah oo ka Socda QM loo soo Diro Wadanka dagaaladu ay Halikeeyen ee Somalia.
Golaha oo Kulankoodu ahaa Mid aad u Adkaa Doodooduna ay aad u Dheereed ayaa Ugu Dambeyntii Muuwduuca ugu Wayn ee Laga hadlay Waxa ay ahayd Arimaha Somalia iygoo Xubnaha intooda Badan qalinka Ku Duugeen in Ciidamo Nabad Ilaalin ah loo Soo Diro Ku Waasoo Badalaya Ku haatan Jooga Wdanka Somalia ee AMSOM.
Golaha amaanka ayaa waxa ay Codsadeen in Xafiisyada QM ee Ku yaala Magaalada Nayroobi loo soo Raro Magaalada Muqdisho iyo In Ciidamada Loo soo Dirayo Wadanka Somalia ay Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan ay u Badalaan Ku AMISOM.
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Dagaaliyahano ka tirsan Al-Shabaab oo gaaray degmada Bardaale halkaasina si weyn ay dadweynuhu ugu soo dhaweeyeen.
- Qarax goor dhaw ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, kaasoo Sababay dhaawac dad rayid ah..
- Isbaheeysiga Dib u xoreeynta oo ku Hanjabay Ineey isaga baxayaan Wada hadalada Lagu balan san yahay Dalka Jabuuti
- Afhayeenka Maxaakiimta Islaamiga oo Falkii Mareeykanka uu ku Dilay Macalin Aadan Ceeroow ku tilmaamay Fal Fulaynimo ah (Dhageeyso)
- Dagaal yahada Ururka Al shabaab oo maanta lawareegay Degmada Ufurow ee Gobalka Bay.
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Itobia & Uganda oo lagu eedeeyay in ey hub siiyeen kooxaha ka dagaalama Somalia
- Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta dalka Somaliya oo ku eedeeyay Eritrea in ay kala qeybin ku wado (Dhageeyso)
- Dagaal xoogan oo caawa ka dhacay Isgoyska Ex Control Balcad iyo hareeraha Warshadii Baastada.
- C/QAASIM SALAAD XASAN: “C/llaahi Yuusuf haddii uu is-leeyahay C/qaasim ha cararo, haddii aan cararayo mar hore ayaan carari lahaa.
- Qarax Ciidanka Ugandha Ee Amisom lagula Beegsaday Wadada aada Garoonka Aadan Cade
- Shiikh Xasan Daahir oo sheegay in ay Ciidamada Itoobiyaanka ka saarayaan Soomaaliya, Shirka Jabuuti-na aysan waxba ka soo baxeynin