SomaliLinks
Did you enjoy this article?
Warar ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed uu cafis u fidiyay gudoomiyihii Maxkamada sare Yuusuf Cali Haaruun iyo garsoore Maxamed Nuur shegow oo in muda ah xirnaa.
Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa soconaaya in qaar kamid ah xildhibaanada baarlaamnaka ay u uloleenayaan sidii loo sii deyn lahaa mas`uuliyiintaasi Sikastaba ha ahaatee waxaa lafilayaa in madaxwaynaha ay kasoo baxdo Degreetada lagu sii daayay Yuusuf Cali Haaruun sida ay kuwarmeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka.
Labadan Mas`uul ayaa waxaa lagu eedeeyay in ey takri fal kusameeyeen hanti qaran iyo qayaano qaran, waxaana horay xeer ilaaliyaha qaranka ugu eedeeyay Yuusuf Cali Haaruun in uu waday talaabooyin uu Waqooyi iyo Koonfurt Somaliya ku kala goynayo.
Sikastaba ha ahaatee warkan ayaa waxaa noo xaqiijiyay qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka soomaliya iyadoo aan idiin ballan qaadi dooni in aan idiin soo gudbin doono wixii kusoo kordhaa arrimahan
- Email to a friend
- Print version
- del.icio.us
- Digg this
Post your comment
Comments (0 posted)
More News
- Xoogagga kasoo horjeeda dowladda oo xalay galay Baladweyne iyo qaar kamid ah Maamulkii Gobolkaasi oo iscasilay.
- Lamaanaha ugu dada yar oo laaysku guuriyay
- Magacyada Ergooyinka Shir Dib U Heshiisiinta Ee Jabuuti.
- Maleeshiyaada Imbagati Oo Boob Ka Waday Suuq Bacaad.
- wadaadadii qabsaday Jowhar oo sii daayay maxaabiistii Daawo Video
- Dad Somalied oo ku xirnaa xabsiga Guantanamo bay ee ku yaal Gacan Biyoodka Cuba oo la sii deeyn lahaa Ayaa dib loo dhigay sii deeyntooda
- Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo sarakiishii Itoobiyaanka ee ka baxay Balad Weyne ku baryaya in ay dib usoo laabtaan.
- Shirkada Rangers Oo Gadiid Kala Soo Degtay Boosaaso.
- Maamul la`aan iyo dhac ka taagan Gobalka Hiiraan....
- Shiikh Muukhtaar Roobow: Anaga Ma dilin Ajanabiga, mana jiraan waraaqo aan ognahay oo lagu daadiyey suuqa bakaaraha, digniina u jeediyey dadka sheegta magaca shabaab.
- Wardheere: Soomaalida London waxaan ugu baaqayaa in aanay u kala harin taageeridda Murashaxa Mudane Zakariye X. Maxamuud ee London Assembly (Endorsement)
- Dad fara badan oo xalay dhibaato ay kasoo gaartay Bam gacmeed lagu tuuray Shineemo Marka kutaalla